Home Wararka Somaliya Dhageyso: Cabdi Qeybdiid ” Qofkii Shabaab Taleefan ka qabta Hantidiisa waan dhaceynaa...

Dhageyso: Cabdi Qeybdiid ” Qofkii Shabaab Taleefan ka qabta Hantidiisa waan dhaceynaa Asaga waan xireynaa

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qeybdiid ayaa shacab badan kula hadlay Mid kamid ah deegaanada ay ciidanka qabsadeen waxana uu u sheegay fariinta Ciidanka.

Qeybdiid ayaa Shacabka u sheegay in ay xiridoonaan oo hantidiisa la wareegidoonaan qofkii Shabaab Taleefaanka ka qabta ama caawiya.

Hoose ka dhageyso Codka

Ad
Previous articleGaadiidlayda galmudug oo soo dhaweeyay Qaadashada Taarikada Cusub (Sawiro)
Next articleGalmudug oo soo bandhigtay Saraakiil ka tirsan Shabaab oo isa soo dhiibay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here