Home Wararka Somaliya Puntland Dhageyso Shirka jaraa’id ee Wasiirka Amniga Puntland kaga hadlay Dagaalka Boosaaso

Dhageyso Shirka jaraa’id ee Wasiirka Amniga Puntland kaga hadlay Dagaalka Boosaaso

0

Wasiirka Amniga ee Puntland oo hadda wariyayaasha kula hadlay Boosaso ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Boosaaso iyo wada-hadal ay la gasho garabka kasoo horjeeda ee PSF, dhankooda in lasoo weeraray ayuu sheegay Dhimasho iyo dhaawacna jiraan.

Wasiirka ayaa ciidamada faray inay is difaacaan balse aysan dhibaateen shacabka

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA

Ad
Previous articlePuntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Xabad joojin & Wada hadal
Next articleDagaalka Boosaaso oo Saaka lagu Dilay Wadaad Caan ah iyo Dad isku Qoys ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here