Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane...

Madaxweyne Qoor Qoor oo heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xirsi oo isku Dhigay Qarixii Saakay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xirsi oo maanta naftooda u huray badbaadinta madaxda Galmudug, xildhibaannada federaalka iyo saraakiisha ku sugnaa deegaanka Laasgacaneey.

Dawlada Galmudug waxay si buuxda u kafaala qaadaysaa qoyska iyo ubbadka naftii hurayaasha, waxayna waalidka dhalay uga mahad naqeysaa geesinnimada, nafhuridda iyo waddan jacaylka ay wiilashooda ku barbaariyeen.

Falka ay geesiyaashu ku dhaqaaqeen wuxuu cashar u yahay cadawga khawaarijta ee ku soo duulay dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed.

 

Ad
Previous articleSida uu madaxweyne Qoor qoor uga badbaaday weerarkii Al Shabaab?
Next articleDowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada 7 sarkaal oo muhiim u ahaa kooxda Al-Shabaab oo la Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here