Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Maxamed Cabdi Faarax (Abwaanka) oo lahu Dhex dilay Tareen...

Wararkii ugu Danbeeyey Maxamed Cabdi Faarax (Abwaanka) oo lahu Dhex dilay Tareen Xili uu gurigiisa kusii jeeday

0

Magaalada Dresden ee dalka Jarmalka waxaa maanta oo Sabti ah gelinkii hore lagu dilay nin ka mid ah Soomaalida dalkaas ku dhaqan

Maxamed Cabdi Faarax (Abwaanka) ayaa waxaa dil bareer loogu geystay gudaha tareen ka shaqeeya magaaladaas xili uu ku sii jeeday hoygiisa

Ninka dilka geystay oo magaciisa lagu soo koobay Cawaale ayaa mindi qoorta ka geliyay marxuumka oo isla goobtaas ku qur baxay sida dad goob joogayaal ah ay warbaahinta u sheegeen.

Booliska magaalada Dresden ee dalka Jarmalka ayaa la sheegay iney gacanta ku dhigeen ninka dilka geystay, ayna wadaan baaritaano la xiriira dilkan.

Ad
Previous articleMucaaradka Oo Maantay kulankii Baarlamaanka Uga Adkaaday Kuwa Muxaafidka
Next articleWAR DEG DEG AH:Wasiirkii Maalyada oo laga Qaaday Xilkii Wasaradaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here