Home Wararka Maanta Qorshihii Madaxweyne Xasan shiikh ee Wax kabadalka Dastuurka oo Wax iska Badaleen

Qorshihii Madaxweyne Xasan shiikh ee Wax kabadalka Dastuurka oo Wax iska Badaleen

0

Wada hadalo ay Madaxtooyada Soomaaliya kuyeesheen madaxweyne Xassan Sheekh, Guddoonka baarlamaanka 11-aad iyo xubnaha guddiga dibu eegista dastuurka ayaa sheegaya in dood dheer ka dib, ay qodobada qaarkood oo MW kudhaganaa wax iska bedeleen, gaar ahaana kuwa ku saleysan.

1- Is xukunka nooca lagu imaanayo, ay noqoto Doorashada qof iyo codka ah ayuu ku adkeystay Madaxweyne Xassan Sheekh, taas oo ah in nidaanka baarlamaanka laga guuro.

2- In xisbiyada siyaasada laga dhigo sadex xisbi, oo laga Tanaasulo labadii xisbi ee dastuurka cusub lagu soo daray.

3- In Jagada Madaxweyne kuxigeenka aan la abuuri karin, bedelkeedana la qaato Ra’iisulwasaare madaxweynuhu magacaabi karro, ceyrin-na karro.

4- Tiradda guddiga doorashada, oo ahayd 15 in laga dhigo 18 xubnood, ayna qabanqaabiyaan doorasho qof iyo cod ah.

Dhammaan qodobada waa hordhac, iyadoo aysan xataa intaan isku raacsaneyn siyaasiinta mucaaradka ah.

Ad
Previous articlePuntland oo Xariirka U jartay Dowlada Soomaaliya Go,aano Culusna Soo Saartay
Next articleWar Deg Deg ah:Alshabaab oo Weerar Qaraxyo ku Bilowday ku Qaaday Degaanka……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here