Home Wararka Maanta Dhageyso Ra’isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar C rashiid 4 sana ka...

Dhageyso Ra’isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar C rashiid 4 sana ka dib Muqdisho ku soo laabtay ayaa weerar ku qaaday Farmaajo

0

Ra’isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali sharmaarke oo Muddo 4 sana ahaa Sanater ka tirsan aqalka sare ee dalka ayaa Mudo ka dib maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Cumar C rashiid waxaa garoonka Aadan cadde ku soo dhaweeyay Xubna ka Tirsan Midowga Musharaxiinta madaxweynaha waxuuna ka hadlay Siyaasadda Soomaaliya.

Sanater Cumar ayaa oo afartii sano ee la soo dhaafay dalka dibad joog ka ahaa ayaana in mudda ah ka hadlin siyaasadda dalka, waxuuna Maanta sheegay in aan la aqbali doonin in dalka la galiyo xaalad hubanti la’aan ah loona baahanyahay ln la qabto Doorasho xasiloon.

Halkaan ka dhageyso Codka

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dishay 12 ruux oo Shabaab ah
Next articleWasiirka arimaha dibada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qadar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here