Home Wararka Maanta Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Banaan-bax looga soo horjeedo Madaxweyne Lafta gareen

Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Banaan-bax looga soo horjeedo Madaxweyne Lafta gareen

0

Dadweyne banaanbax ka dhigay maanta magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan muddo kororsiga uu sameystay Madaxweynaha KGS C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

Dibad baxayaasha ayaa waxay sheegeen in ay ka codsanayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu fara gelin kusameeyo arinta Lafta gareen iyo awood muquuniska uu ka wado Koonfur galbeed.

Qaar kamid ah banaanbaxayaasha oo warbaahinta la hadlay ayaa cod dheer ku sheegay inay ubaahan yihiin doorasho ka dhacda KGS islamarkaana nasiibkiisa uu tijaabiyo xitaa Lafta gareen.

Xog la helay ayaa sheegeysa in Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Fargeeti ay soo abaabuleen banaanbaxayaasha maanta iskugu yimid Muqdisho ee lafta gareen diidanaa.

Ad
Previous articleQodobada loo hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Ka Furmay Muqdisho oo lasoo bandhigay
Next articleWaxaa sii kordhaya Tirada Dadka u dhimaya Qabowga ka jira Dalka Mareykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here