Home Wararka Maanta Cali Khaliif Xirsi oo Dil Toogasha ah Maantay Lagu Fuliyay

Cali Khaliif Xirsi oo Dil Toogasha ah Maantay Lagu Fuliyay

0

Cali Khaliif Xirsi ayaa maanta lagu fuliyey qisaasta Marxuum Maxamed Arbaco oo maalmo ka hor uu ku dilay Deegaanka Daarusalaam ee degmada Galdogob.

Beesha Reer Maxamuud ayaa Cali Khaliif ku wareejiyey Beesh Reer Biciidyahan oo ku heshiiyey Qisaasta waxaana ay bilow u tahay heshiis horay u gaareen isimada gobolka Mudug oo ahayd in la qisaaso qofkii qof dila.

Sanadkii u dambeeyey Mudug waxaa ka jiray dilalka aanada qabiil waxaana lagu dilay aqoonyahan dhakhaatiir iyo waxgarad kale, Qisaastu xal ma u noqon doontaa aanada Qabiil.

Ad
Previous articleQabanqaabada aaska Luul Cabdicasiis oo Muqdisho ka socota
Next articleWararkii Ugu danbeeyey Itoobiya oo ka laabaneysa qorshihii aqoonsiga Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here