Home Wararka Somaliya Galmudug Agaasimihii Hore ee isbitaalka Cadaado oo Weerar ka badbaaday

Agaasimihii Hore ee isbitaalka Cadaado oo Weerar ka badbaaday

0

Malayshiyaad hubeysan ayaa Subixii hore ee Saakay weerar ku qaaday Gaari uu watay Agaasimihii hore ee isbitaal Cadaado Dr Abdirisaaq Qaarey sidoo kale ah Agaasimaha Adeegbixinta Caafimadka Galmudug oo waqtigaa kasoo baxayay Guri Ehelkiisa oo ku yaal xaafada Haraale ee Magaalada Cadaado.

Galmudug Ayaa sheegtay inuu ka badbaadshay Rasaas dhoor ah oo ay ku rideen Koox hubeysan islamarkaana uu ahaa isku day Dil.

Boliska Cadaado ayaa ku daba jira malayshiyaadkii geestay weerarkaas Balse Agaasimuhu uu ka badbaay.

Ad
Previous articlePuntland ayaa sheegtay in ciidanka Gorgor ee DFS ay ka dagaalamayaan Boosaaso
Next articleHub iyo Khamri Farabadan oo Ciidamada Booliska Galmudug Qabteen oo lasoo Bandhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here