Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Diyaarad Hub iyo Daawo u Siday Wisil oo...

War Deg Deg ah: Diyaarad Hub iyo Daawo u Siday Wisil oo Gacanta u gashay Alshabaab

0

Diyaarada nooca helicopter ay leedahay Qarama Midoobay oo maanta ka duushay magaalada Baladweyne kuna sii jeeday deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa la sheegay in ay ka degtay deegaanka Xiindheere Ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay hesytaan AS.

Diyaaradaan Helicopterka ah ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 8 ka mid ah shaqaalaha UN, hub iyo saanad ciidan, waxaana wararka ay sheegayaan in ay is difaaceen raggii saarnaa balse ugu dmabeyn lala wareegay.

Lama oga sababta ay uga degtay Helicopterkaan deegaan ay maamulaan Alshabaab.

Dadka Qaar ayaana Durbadiiba Muujiyay Shaki ah inay Arintaan Ahayd ku Talagal oo Alshabaab oo Hub la,aan Baahsan haysay Lagu caawinaayay inay Mudo kale kasii Dagaalamaan  Gobalka Mudug oo Qarka Usaarnaa  in Alshabaab laga Saaro.

Dowlada Soomaaliya ayaana Goordhow Shaacisay in Diyaarada ay lasoo Deristay Celid Taas oo ku Qasbanaatay inay Ka Dagto Xiindheere oo Alshabaab Maamulaaan.

Sidoo kale Alshabaab ayaa Hubkii kala Dagay Diyaaradaas kuwaas oo Horay Usii Kaxaystay Dadki Saarnaaa Balse Diyaarada ayaa Wali Meshii ay ku Dagtay Taala.

Ad
Previous articleGanacsiyada iyo Goobaha Shaqada Muqdisho oo aan Beri Shaqayn Doonin ogoow Sababta
Next articleAlshabaab oo Gubay Diyaaradii Hubka Siday ee Galabtay U Gacan Gashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here