200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Mudug 24 online | Archive | Warka ugu Weyn 1
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Warka ugu Weyn 1

Dhagayso Dhalinyaro Reer Galmudug Ah Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaala Magaalada Garawe Oo Sheegay In Loo Gaystay Tacadiyo Kala Duwan

Dhalinyaro Reer Galmudug Ah oo Tiro Ahaan Gaaraya ilaa 16 Ruux Ayaa Mudo Sanado Ah Si Bilaa Maxkamad Ah Waxay Ku Xiran Yihiin Xabsi Kuyaala

Continue Reading »

Qeybta Warka ugu Weyn 1

Xog Magacaabida Golaha Wasiirada Galmudug Iyo Halka Arin ee Haysata Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho halkaasi uu ka wado dadaal ku aadan soo magacaabida Golaha Wasiirada Galmudug. Madaxweynaha ayaa badi ku

Continue Reading »

Warka ugu Weyn 1 Archives

Dhageyso Puntland oo Galmudug ku eedeesay Dad lagu dilay Xalay Duleedka Gaalkacyo…
- Jul 14, 2017
Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug Gaashaanle Sare Aadan Nuur-qaal oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyoayaa waxa uu ka warbixiyay labo ruux oo lagu dilay duleedka degmada Gaalkacyo ...
Dhagayso Diyaarado Dagaal Oo Dul Heehaabaya Deegaanka Jeexdin Ee Bariga Gaalkacyo Iyo Cabsi Shacabka Soo Wajahday
- Jul 13, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka jeexdin ee bariga gobalka mudug ayaa kusoo waramaya in halkaasi lagu arkay diyaarada dagaal oo ku duulaya jawi hoose Diyaaradahaan oo aan la aqoonsan dalka laga ...
Faah Faahin Dagaal Ka Dhacay Bariga Gobalka mudug Oo Sababay Qasaare Dhimasho Iyo Mid Dhaawac
- Jul 11, 2017
Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanka Gacma-Fale ee barriga Gobolka Mudug, waxaana uu dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland. Wararku waxay Tilmaamayaan in ay ...
Dhagayso Tababar Ku Saabsan Dib U Hashiisiinta Oo Loo Furay 75 Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug
- Jul 10, 2017
89, Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka  Maamulka Galmudug  75 ka mid ah ayaa waxaa Maanta loo furay tababar lagu baranayay ka hortaga Askareynta Caruurta iyo sidoo kale khilaafyada iyo dib ...
Dhagayso Shil Gaari Oo Ka Dhacay Koonfurta Gobalka Mudug Iyo Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac Iskugu Jira Oo Ka Dhashay
- Jul 9, 2017
Shil gaari oo Geestay Qasaaro Dhimasho iyo dhaawacba Leh Ayaa Ka Dhacay Wadada udhaxaysa deegaanaa  wisil iyo Gawaan oo ku yaala koonfurta gobalka mudug kuwaasi oo hoostaga dagmada hobyo ee ...
Dhagayso Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Dalbaday In Qadar Xariirka Loo Jaro Xulufada Sucuudigana Taageeray
- Jul 8, 2017
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan Go’aankii Wadamada Khaliijka ay xiriirka ...
Ciidanka Itoobiya Oo Siidaayay 8 Qof Oo Ay Ka Afduubteen Gobalka Mudug
- Jul 7, 2017
Ciidamada itoobiya gaar ahaan kuwa Liyuu booliska ayaa siidaayay ilaa 8 ruux oo xoola dhaqato reer galmudug ah oo ay dhawaan ka ka xaysteen deegaano ka tirsan waqooyiga gobalka mudug ...
Sawiro Wariye Liban Cajiib oo guul taariikhi ah ka gaaray Doorasho ka dhacay Magaalada Gaalkacyo…
- Jul 5, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay doorasho ku aadan gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Gobolka mudug kadib markii uu dhamaday waqtiga gudoomiyihii hore ee gudigaasi Burhaan Cabdulaahi Xaashi, Doorashada oo ...

« Previous PageNext Page »