canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | Warka ugu Weyn
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Warka ugu Weyn

Akhriso: Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Galmudug oo la magacaabay.

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Galmudug. Xilka Gudoomiyaha Waxaa Loo magacaabay Abuukate Yaxye Shiikh Cali waxaana Loo Magacaabay

Continue Reading »

Qeybta Warka ugu Weyn

Akhriso: Galgaduud oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabay.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Galgaduud waxaana loo Magacaabay Maxamed Cali Cilmi u oo Noqonaya Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud.

Continue Reading »

Warka ugu Weyn Archives

Faah faahin Qarax ka dhacay Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
- Jan 2, 2017
Qarax aad u xooggan oo Ismiidaamin ahaa ayaa goor dhaw ka dhacay Muqdisho waxa uu ka dhacay xaafadda Buulo Xuubey ee degmada Wadajir, gaar ahaan dhabarka dambe ee Dhismihii  Soomaali Airline. Goob ...
Deg Deg Qarax Xoogan ayaa Goor dhaw ka dhacay Muqdisho.
- Jan 2, 2017
Qarax aad uculus ayaa goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho qaybo ka mid ah waxaana qaraxaasi uu umuuqtaa Nuuca loo yaqaano Ismiidaaminta. Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho waxaa la arkayaa ...
Xubnaha Madasha Qaran oo laalay 5 xildhibaan Amrayna in dib loo doorto+Akhriso.
- Dec 27, 2016
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka, iyadoo kulankan uu daba socday kulankii Madasha ee socday 15-kii illaa 24-kii bishan ayaa waxaa ...
Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dhaarinayo.
- Dec 27, 2016
Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ee dhawaan la doortay ayaa lagu wadaa in Maanta lagu dhaariyo Magaalada Muqdisho. Dhaarinta xildhibaanada oo ka dhacaysa Xarunta Dugsiga Tababarka Ganaral Kaahiye ee Muqdisho ayaa lagu wadaa ...
Akhriso Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu dooranayo Muqdisho.
- Dec 25, 2016
Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa Maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho waxaana la dooran doonaa xubno cusub oo gobolada Waqooyi kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya. Halkaan ka akhriso Liiska musharixiinta ...
Akhriso Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka madasha qaran iyo Aqalka sare oo lagu Kordhiyay 18 Xubnood.
- Dec 25, 2016
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay  15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana kulanka laga soo saaray war ...
AKHRISO: Warsaxaafadeed ka soo baxay Gudiga Doorashooyinka Dalka.
- Dec 24, 2016
War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Hay’adda kaliya ee ku shaqada leh go’aaminta xilliga Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ay bilaaban doonto in ...
Xog Muhiim ah Madaxweynayaasha Galmudug Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle oo itobiya looga yeeray.
- Dec 23, 2016
Warar lagu kalsoon yahay oo aan Heleeno ayaa sheegaya in Madaxweyneyaasha Maamullada Galmudug,Koofur Galbeed, iyo Hirshabelle looga yeeray Dalka Itoobiya. Dowladda Itoobiya  ayaa uyeertay Madaxda Maamulada qaar waxa ayna ka dhoofeen ...

Next Page »