radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka maanta

Dowlada Turkiga oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Muqdisho iyo Safarka Madaxweynaha Dalkasi…

Weerar ismiidaamin oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay ilinka hore Hotel ku yaalo Muqdisho oo ay ku shirayeen wafuud

Continue Reading »

Qeybta Wararka maanta

Safarkii Madaxweynaha Galmudug ee Gaalkacyo oo Baaqday iyo Wafuud kale oo Maanta iyana Baaqday…Top News…

iyadoo Shalay iyo Maanta Wararkeena aad kala Socoteen imaanshiyaha Madaxweynaha Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Wararka Xiligan soo Gaaraya Xafiiskeena Waxa uu Tilmaamayaa in Madaxweynaha uu

Continue Reading »

Wararka maanta Archives

Daawo Sawirada Qaraxii Maanta ee ismiidaaminta ahaa iyo ula Jeedka Ka Danbeeyay Weerarkaas…
- Jan 22, 2015
Waxay faah faahin dheeraad ah ka soo baxeysaa weerarkii ismiidaaminta ahaa, ee galabta lagu qaaday Hotelka S.Y.L, oo ku yaala meel ku dhow Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia.       Xilligii weerarka uu ...
Deg Deg Meel ku dhow Madaxtooyada Somaliya oo Weerar ismiidaamin ah lagu qaaday ….
- Jan 22, 2015
Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ayaa wuxuu goor dhow uu isku qarxiyay afaafka hore ee Hotelka S.Y.L, oo kaabiga ku haaya Qasriga Madaxtooyada ee Villa Somalia.       Warar kalana waxay sheegayaan ...
Daawo Sawirada Jaamacada Salaam university Qeybteeda Gaalkacyo oo Xariga laga Jaray…
- Jan 22, 2015
Munaasibadan Oo Xariga Looga Jarayay Jaamacad Cusub Ee Salaam islamarkaana Ay Ka Qeybgaleen Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug,Waxgarad iyo Qeybaha Bulshada Gaalkacyo Ayaa Maanta Lagu Qabtay Hotelka Embacy Ee Gaalkacyo.       Ugu Horeen ...
Waqtiga Erdogan uu ku Beeganyahay Muqdisho oo Shaaca laga Qaaday….
- Jan 22, 2015
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyib Erdogan iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasi uu kulan kula qaadan doono Ma’uuliyiin ay kamid yihiin Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ...
Khilaaf Ka Taagan Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland…
- Jan 22, 2015
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa ku waramaya in xilligaan khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay qaar ka mid ah Odayaashii iyo gudigii ku howlanaaa dhismaha Baarlamaanka Jubbaland.       Wararka waxay ...
Soo Dhaweynta Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo ka Socoto ”Garoonkee Ayuusa ka Dagidoonaa”
- Jan 22, 2015
Wararka  Laga Helayo Gaalkacyo ayaa waxa ay shegayaan in magaalada si wayn looga daremayo qaban qaabada soo dhawayn ta Madaxweynaha galmudug cabdi qaybdiid Oo maanta gaalkacyo garaya.       Dadka qaar ayaa Sheegaya ...
Heshiis Dhexmaray Madaxweynaha Yemen iyo Xuutiyiinta Dalkaasi….
- Jan 22, 2015
Xili Kooxda Xuutiyiinta Dalkaasi Yemen ay la Wareegeen  Goobo badan oo ku yaala Waqooyiga Dalkaasi islamarkaana ay kamid tahay Madaxtooyada Qaranka Yemen ayaa Madaxweynaha Dalkaasi Abd-Rabbu Mansour Hadi waxaa uu sheegay ...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka Hadlay eedeyntii Hanti Dhowrka
- Jan 22, 2015
Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey Hantidhowrka Guud ee qaranka, waxaana uu ka codsadey Xeer Ilaaliyaha Guud inuu degdeg baaritaan ...

« Previous PageNext Page »