Wararka maanta

Daawo Korneel Xaashi Fure oo Hees Loo soo Qaaday & Xaalada oo Qabiil isku Badashey,,

Fanaanada Qaali ladan ayaa waxay soo qaaday hees cusub oo loogu magac daray “Ha ooyin aabe Aamus” taasi oo loogu talo galay in lagu sabar

Continue Reading »

Qeybta Wararka maanta

Deg Deg Maxkamadda Ciidamada Jubbaland Oo Dil Ku Fulisay 7-ka mid ah Askarta Maamulkaasi,,

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw maxkamadda ciidamada Jubbaland ay dil toogasho ah ku fulisay 7

Continue Reading »

Wararka maanta Archives

Akhriso Beesha Sade oo ka Baxeysa Galmudug,Maxay Tahay Sababta keentay ,,Ugaaska Beesha oo ka Hadlay Arinkaasi,,
- Sep 18, 2015
Wakiilka Ugaaska Beesha Sade Ugaas Axmed Bare Cali Taakooy  ayaa waxa uu digniin ugu diray Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Sheekh Shaakir oo ku eedeeyay inay faraglin siyaasadeed ku hayaan Beesha ...
Madaxweynaha Galmudug oo maanta Tababar u Furan Ciidama Cusub oo lagu Tababarayo Xerada Kulmis,,
- Sep 18, 2015
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug oo ay Wehliyaan qaar ka mid ah Golaha wasiirada ayaa Maanta waxa ay Xerada Kulmis ee Kutaala Duleedka Magalada Cadaado Tababar uga Furay Ciidamo Gaaraya  400 ...
AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Jannaale Ee Shabellaha Hoose,,
- Sep 18, 2015
Wararka laga helayo Deegaanka Jannaale ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada AMISOM. Qof ku sugan deegaankaasi ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay ay gabi ahaanba ...
Daawo Aabihii ay Jilaafeysay Kamiro Maanada Reer Hungry oo Gaaray Dalka Spain Halkasi oo Shaqo Toobaro uu ka Helay,,
- Sep 18, 2015
Mid kamid ah Qaxootiga Reer Siriya ee Dhawaan Caalamka soo Bandhigeen isagoo ay Jilaafeeneyso Haweney Camerowoman ah oo u Dhalatay DAlka Hungry Ayaa Gaaray Dalka Spain kadib Markii Halkaasi uu ...
Daawo-Croatia oo Xirtay Xadka ay la Wadaagto Wadanka Zerbia iyadoo 10 Kun ay Galeen isbuuc kaliya..
- Sep 18, 2015
Dowlada Dalka Croatia ayaa Xirtay Xadka ay La Wadaagto DAlka Zerbia kadib markii Dalkaasi ay Galaan Qaxooti aad u Tiro badan oo kasoo Dhaqaaqay DAlka Zerbia,, Croatia ayaa Xirtay ilaa 7 ...
Kismaayo oo lagu Dilay Sadax Nin oo Ganacsato ah kadib Markii Gaarigooda lagala Dagay iyo Ciidanka Jubbland oo lagu eedeeyay,,,
- Sep 18, 2015
Magaalada kismaayo Ayaa Shalay Waxaa ka Dhacay Fal aad looga Noxo kadib markii Sadax nin oo Ganacsato lagu Dilay Bartamaha Magalada Kismaayo, Sadaxda nin ee la Dilay ayaa mid kamid ah ...
Maamulka Degmada Ceelbuur oo ka Deeriyay Xaalada Nololeed ee Dadka ku Dhaqan Degankasi,
- Sep 18, 2015
Maamulka Degmada Ceelbuur Ayaa ka Deeriyay Xaalada Dadka ku Dhaqan Deegaankaasi kadib markii Ciidamada Amison ee kusugan Deegaankaaasi ay Sheegeen in ay Sii jibaari doonaan Howlgalka ay ka Wadan Halkaasi,, Nuur ...
Deg Deg- Ururka Al Shabab oo La Wareegay Deegaanka Yaaqbariweyne ee Gobolka Sh/Hoose,,,
- Sep 18, 2015
Wararka ka imaanaya Degaanka Yaaqbari weyne ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Saaka Weerar Culus ku qaadeen Degaanka Yaaqbari weyne ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka oo mudo ...

« Previous PageNext Page »