Home Wararka Caalamka Ugu yaraan 22 qof oo ku dhimatay qarax weyn oo ka dhacay...

Ugu yaraan 22 qof oo ku dhimatay qarax weyn oo ka dhacay magaalada Havana

0

Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay 60 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax weyn uu ka dhacay mid ka mid ah hoteellada ugu waaweyn Cuba.

Waxaa la rumeysan yahay in qaraxa uu ka dhashay booyad gaas oo taagneyd bannaanka hore ee Hotelka Saratoga, taas oo burburiay dhowr dabaq oo dhismaha ah.

Waxaa hadda socda dadaallo lagu baadi goobayo dadka ku hoos jira burburka.

Madaxtooyada Cuba ayaa sheegtay in dadka dhintay ay ku jiraan haweeney uur leh iyo ilmo yar. Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa isbitaalada ku dhow dhow aagga hoteelka.

Ad
Previous articleXildhibaano Badan oo Soomaali ah oo lagu Doortay Wadanka UK
Next articleCiidamada Dowlada oo Furay Wadooyin Toban Sano Ka Badan Alshabaab Go’doomiyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here