radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka caalamka

Cabdi Wali Gaas oo ka Hadlay Heshiiska Dhexmaray Somalia iyo Maamulka Somaliland…

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka Hadlay Wadahadalka Dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Dowlada Dhexe kaasi oo laga Soo Saaray Qodobo Muhiim ah… Daawo Gaas oo ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka caalamka

Heshiis Ay kala Saxiixdeen Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland iyo Qodobo kasoo Baxay…Akhriso….

Wadahadaladii u dhexeeyay  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland ee ka socday Magaalada Jabuuti ayaa la soo Gaba gabeeyay,iyadoona Labada Dhinac ay soo saareen Qodobo

Continue Reading »

Wararka caalamka Archives

Galmudug oo Daan Daansi ku Tilmaamtay Sheegashada Puntland ee Deegaanka Saaxo…Dhageyso…
- Dec 21, 2014
xili Goobaha Ay Wadaagaan Maamulada Galmudug iyo Puntland ay Tahay Goobo Badan oo Ka Tirsan Gobolka Mudug ayaa Arintaasi Waxaa Markasta kasoo Baxa Qilaafyo xoogan oo ku Aadan Cida iska Leh ...
Qaraxii ka Dhacay Gaalkacyo oo lagu Dhaawacay Masuul ka Tirsan Puntland …Faafaahin Dheeri ah…
- Dec 21, 2014
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka Magaaladaasi uu ka dhacay qarax, kaasi oo lala beegsaday masuul ka tirsan maamulka Mudug ee Puntland.         Qaraxaan ayaa ...
Nin Hubeysan oo Dalka Marekanka Ku Toogtay Labo Askari magaalada New York….
- Dec 21, 2014
Laba askeri oo ka shaqeyneysay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa nin hubeysan uu toogasho ku dilay, kaddib qofka toogtay oo ku cararay wado dhulka hoose marta ayaa asigana ...
Caleema Saarka Gudoomiyaha Ururka Gobolada Dhexe ee Malaysia oo Dalkasi lagu Qabtay…Daawo Caleemo Saarka…
- Dec 21, 2014
Gudaha Dalkasi Malaysia Waxaa Lagu Qabtay Xaflada Si Heersare loo soo Agaasimay isla markana lagu Caleemo Saaray Gudoomiaya ururka Gudoomiyaha Gobolada Dhexe ee Dalka Malaysia kaasi oo Dhawaan la Doortay...       Xaflada ...
Deg Deg= Gaalkayco oo Goor Dhow uu ka dhacay Qarax Xoogan kaasi oo lagu xiray…Faafaahin
- Dec 21, 2014
Waxaa warar hor dhac ah ay sheegayaan in gudoomiye ku xigeenka gobolka mudug faraxaan cali xaad uu dhaawac uu ka soo gaaray qarax loogu xeray gaarigiisa waxaana la sheegayaa in ...
Xiisad laga Soo Sheegayo Galgaduud iyo Ciidamo lagu Arkay Xeraale….Dhageyso….
- Dec 21, 2014
Wararka ka imaanaya Deegaanka Balihawd ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Ahlusunna Waljameeca islamarkaana Dhawaan iskaga baxay Degmada Gurceel  ay isku Aruursanayaan halkaasi.               Wararka ayaa sheegaya in  Ciidamada ...
Wada hadalka Somalia iyo Somaliland iyo Arimaha Hordhaca ee kasoo Baxay oo Faafaahsan….
- Dec 21, 2014
Kulan balaaran oo ay wada qaaten Madaxweynayaasha Jabuuti Ismail Cumar Geelle, Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo.               Kulanka oo dhacay xili galab ah ayaa waxa uu ...
dagaaladii ka dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusa Mareeb oo Beesha Cayr ay Qodobo kasoo Saartay…
- Dec 20, 2014
Beesha Cayr Habargidir, ayaa waxay war saxaafadeed ka soo saartay dagaaladii toddobaadkii hore ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, ee u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo ...

« Previous PageNext Page »