canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | Dhacdooyinka
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhacdooyinka

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo lagu magacaabay Taliyaha Xooga Dalka

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka

Deegaanka Godad oo Dagaal Maanta Ka Dhacay Kasi oo u Dhaxeya Maleshiyo kasoo kala Jeda Galmudug iyo Puntland,,,

Degaanka godad oo dhanka waqoyi kaga began magalada gaalkcyo  ee xarunta goblka mudug  ayaa wax ka dhacay Dagaal udhexeya dad xoolo dhaqato ah oo kasoo

Continue Reading »

Dhacdooyinka Archives

Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-suna oo gaaray Caabudwaaq,,,
- Sep 3, 2015
 Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobollada Dhexe ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Sida Warbaahinta uu uga warbixiyay Mursal Max’ed Xeefow Afhayeenka Maamulka Gobollada Dhexe , masuuliyiinta Caabudwaaq booqatay ayaa waxaa ...
Shirkad Cusub oo Puntland u Saxiixday Qandaraas Shidaal Baaris Ah…
- Sep 3, 2015
Wakaaladda batroolka iyo macdanta ee Puntland ee magaceeda loosoo gaabiyo PPMA ayaa qandaraas la saxiixatay shirkadda shidaal baaris oo laga leeyahay dalka Maraykanka , taasi oo lagu magacaabo ION Geophysical ...
Degmada Cadaado oo Lagu Soo Dhaweeyay Xeer ilaaliyaha Qaranka Somalia,,,
- Sep 3, 2015
Wararka naga Soo Gaaray Dagmada Cadaado ee Xarunta Kmg ee Galmudug ayaa sheegay in halkaasi uu gaaray xeer ilaaliyaha qaranka soomaaliyed mudane Axmed cali Daahir iyo wafdi uu hogaaminaayo kuwaasi ...
Shir Golaha Wasiirada Galmudug Oo Kulan leh Xarunta Madaxtooyada Cadaado,,,,
- Sep 3, 2015
Sida uu Gor Dhow Warbaahinta u xaqiijiyay Afheynka Dowlada Galmudug Cabdiraaq Socota Waxaa kulan ku leh xarun madaxtooyada Galmudug Golaha Wasiirada cusub ee Dowlad Goboleedka galmudug kaasi oo looga hadlayo ...
Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo Maanta booqanaya Degmada Ceelbuur
- Sep 3, 2015
Wasiirro iyo Xildhibaannp ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa maanta booqanaya Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud,waxaana la filayaa in ay Kulamo la qaataan Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada Ee Jooga Ceelbuur. Wararka ...
Beesha Leelkase oo ka biyo Diiday Codsi uga Yimid Madaxweynaha Puntland Gaas,,,Xog Dhab ah,,
- Sep 3, 2015
Sida ay ilo muhiim ah u xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa madaxweynaha Puntlan c.diweli Gaas uu ku gacanseyray odayaasha iyo waxgaradka degmada Galdogob oo uu shalay booqasho ku gaaray. Cabdiweli Gaas oo maalmihii ...
Daawo Sawirada Deegaano Galmudug ka Tirsan oo abaaro iyo biyo la.an ay ka Jiraan,,
- Sep 3, 2015
Deegaano Badan Oo ka Tirsan Galmudug ayaa Xilligaani Waxaa ka Taagan  Abaaro iyo Biya La”aan Daran kadib Markii ceelashii iyo Baraagadihii ay istimaali Jireen Dad Reer Meyga ah ay biya ...
Masuuliyiinta Wasaarada dhalinyarada iyo sportiga Galmudug Oo Kulan La qaatay Dhalanyarada Cadaado,,,
- Sep 3, 2015
Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo sportiga Mud.Warsame Maxamed Xasan Joodax iyo Wasiir kuxigeenka wasaarada Dh iyo Sportiga Mudane Saadaq Daahir Mire Ayaa kula la yeeshay dhalinyarada degmada cadaado ee Dowlad goboleedka ...

« Previous PageNext Page »