canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | Dhacdooyinka
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhacdooyinka

Faafaahin Qoys Afar Ruux ka Kooban oo Biriq ku Dishay Gobolka Mudug Gaar Ahaan Deegaanka”

Gobolka Mudug Waxaa Si aad ah uga Da.ay Roobab Xoogan Waxana Roobkaasi la Socda Biriq Ku Dhacday Halka uu Roobka Ka Da.ay ee Deegaanada Gobolka

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka

Daawo Sawirada Hooyo Guursatay Wiilkeeda Ay Dhashay Kadibna uur u Qaaday Dhacdo Hadal Heyn Badan’

Dalka Zimbabwe oo ka tirsan Qaaradda Afrika waxa ka dhacay sheeko yaab leh, markii hooyo 40 sanno jir ah ay go’aansatey inay guursato wiil ay

Continue Reading »

Dhacdooyinka Archives

Xaafada islii ee Nairobi oo Falkii Labaad oo Argagax leh ka Dhacay ,,Jaceyl iyo Maseer Dartii,,
- Oct 9, 2015
Nairobi (M24) Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya Waxaa ka Dhacay Falkii Labaad oo Argagax Leh Kadib Markii Nin Oromo ah uu Dilay Gabar Somaliyed kadibna isaga is Dilay Waxana ...
Daawo- Gabar Soomaali ah oo kufsi iyo Jirdil loogu geestay Jasiiradata Nauru!! Muuqaal Naxdin iyo Murugo Leh,,
- Oct 8, 2015
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay gabar Soomaaliyeed oo qaxooti ah ay ku qabsatey dalkaas Australia ka dib markii ay laba nin oo wajiga soo duubtey ...
Daawo-Fanaanad Caana oo Qaadatay Diinta islaamka,,
- Sep 22, 2015
Janet Jakson oo ah Fanaanad caan u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay qaadatay Diinta Islaamka. Janet Jakson oo ah 49-jir ayaa saaxiib la noqotay milyaneer u dhashay dalkaasi Qatar ...
Dagaal Dhexmara Galmudug iyo Puntland oo laga Cabsi Qabo iyo Ciidan lasoo Dhoobay Xadka labada Maamul,,Faafaahin,,
- Sep 4, 2015
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay saan-saan colaadeed oo ay wado Maamulka Puntland. Aweys Cali Saciid oo ah Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug oo ...
Aabaha Dhalay Wiilka yar ee ku Dhintay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo ka Sheekeenaya Sida Wax u Dhaceen,,,
- Sep 4, 2015
Waxaa shalay Dareenka Bulsho badan oo Caalamka kunool gil gilay dareen naxtin lehn aku beeray sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday meydka wiil yar oo sadax sano jir ahaa oo ...
Daawo Dooxada Hargeysa oo laga Helay Meydka Nin Ganacsade Ahaa oo is Dal dalay,,,,
- Sep 3, 2015
Waxaa Maanta Dooxada Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland laga helay Meydka ganacsade caan ka ahaa Magaaladaasi oo loo badinayo in uu is dal dalay. Dad badan ayaa isugu soo ...
Meydka Wiil Yar oo laga Helay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo Kacshay Quluubta Bulshada Caalamka,,Daawo Sawirada,,
- Sep 3, 2015
Muuqaal iyo Sawiro laga soo qaaday Meydka Wiil yar oo Siiriyaan ah oo ay soo tuftay Badda lagana helay Xeebaha meel ku dhow xadka ay wadaagaan Giriigga iyo Turkiga ayaa ...
Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Ku Xigeenkiisa oo laga Keenay Mooshin ,,Daawo Warqada Moshinka oo Mudug24 Heshay,,
- Sep 3, 2015
iyadoo Magaalada Gaalkacyo Dhawaanahan Ay ka Jiraan is Riix Riix u Dhaxeeya Gudoomiyasha Degmooyinka ayaa Xiligan Qaar kamid ah Xildhibaanada Waxay Mooshin ka Keeneen Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo ...

Next Page »