Wararka caalamka

Dalka Sweden dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.

sida la filayo shaqooyinka xagaaga ayaa aad u kordhaya guud ahaan wadanka sweden bisha january xafiiska shaqada ayaa soo bandhigay 50,000 kun oo shaqooyin banaan

Continue Reading »

Qeybta Wararka caalamka

Dowlada Ingariiska oo Sharciga dhalashada kala noqoneysa hooyo umul ah.

Shamima Begum oo ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Suuriya iyadoo 15 jir ah ayaa hadda waayaysa muwaadinnimadeeda UK. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa

Continue Reading »

Wararka caalamka Archives

Dowalada Norway oo ka jawaabtay in qaxootiga laga joojiyo dagista Caasimada Oslo.
- Feb 21, 2019
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku dhawaaqday wasaaradda isdhexgalka. Dowladda Norway ayaa sheegtay in aysan ahayn arrin haboon in qaxootiga laga horjoogsado inay ...
Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo gaaray Caasimada Dalka Jabuuti (Sawiro)
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta aanu ka soo ambabixin magaalada ...
Maxaa ka jira in Maxamed Bin Salman uu Iibsanayo Kooxda Manchester United?
- Feb 19, 2019
Mudooyinkii dambe Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa qorayay warar sheegaya in Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman uu iibsanayo kooxda kubada cagta ee Manchester United. Boqortooyada Sacuudiga ayaa ...
Wasiirka Arimaha dibada ee kenya oo Booqasho Ku imaan Doonta Muqdisho, Ka dib Khilaafkii Soo Kordhay
- Feb 19, 2019
Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su'aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda ...
Sweden oo ganaaxday Gabar hakisay diyaarad lagu musaafurin lahaa nin Afganistani ah.
- Feb 19, 2019
Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku dayday in ay baajiyo qof soo ...
Norway Dowalada oo ka jawaabtay in qaxootiga laga joojiyo dagista Caasimada Oslo.
- Feb 19, 2019
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku dhawaaqday wasaaradda isdhexgalka. Dowladda Norway ayaa sheegtay in aysan ahayn arrin haboon in qaxootiga laga horjoogsado inay ...
Dowlada Kenya oo Xariirka ujartay Dowlada soomaaliya ka dib Markii ay isku Khilaafeen
- Feb 17, 2019
Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga wakiilka ah dalka Kenya inuu ka baxo dalka Kenya. Warkan oo goordhow soo ...
Maydadka Dadkii Lagu Dilay Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi oo Mareykanka Loo Qaaday
- Feb 16, 2019
Saraakii ka socotay Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI-da ayaa la sheegay inay qaateen Haraagga maydadkii 6-dii Dagaalame ee bartamihii bishii hore weerartay Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi, sida ...

Next Page »