radiomudug24 xayisiin mudug24 source

wararka Dalka

Dhagayso Golaha wasiirada soomaaliya oo shaaciyay in La soo qabtay 29 Ruux oo alshabaab ka Tirsan.

Golaha wasiirada soomaaliya oo Maanta Kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa shir Gudoominayay Ra”isul wasaare Xasan Cali khayre. Kulankaan waxaa Looga hadlay ajando dhowr

Continue Reading »

Qeybta wararka Dalka

Dhageyso Dowlada oo ka jawaabtay in Wasiir Beyle ka Baxay Shirka Wasiirada..

Baraha Bulshada ay isticmaasho iyo Warbaahinada qaar ayaa baahinayay in shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta uu ka baxay wsiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Xukuumadda ay Warkaas

Continue Reading »

wararka Dalka Archives

Akhriso Xildhibaano Mooshin ka Diyaariyay Gudoomiye Jawaari iyo Xiliga Baarlamaanka La Hor geynayo.
- Nov 16, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed shiikh Cismaan Jawaari, ayaa laga keenay laba mooshin oo xil ka qaadis ah kuwaasi oo ay saxiixeen xildhibaano gaaraya 50 xildhibaan, sida Xogta aan ku ...
Deg Deg: Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Goor dhaw is casilaya.
- Nov 16, 2017
Wasiirka Maaliyada soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa La filayaa in goor dhaw uu is casilo. Warar lagu Kal soon yahay oo Aan Helnay ayaa sheegaya in Hada uu Ku sugan yahay ...
Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda Qaar ee Maamul Gobaleedyada oo Imaaraadka Ku wajahan Todobaadka Dambe.
- Nov 16, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in todobaadka soo Aadan uu socdaal ku tago dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib markii uu martiqaad ka helay Hogaanka dalkaas. Ilo wareedyo ...
Deg Deg Wasiirka Maaliyada soomaaliya oo Laga soo Buriyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya.
- Nov 16, 2017
Sida ay xaqiijiyeen Xubno ka tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Dalka Xassan Cali Kheyrre waxaa goor-dhaw ka baxay Shirka Golaha Wasiirada oo ka socda Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr ...
Kooxa Hubaysan oo Dil ka gaystay Demada Caabudwaaq ee Galgaduud.
- Nov 16, 2017
Koox hubeysan ayaa xalay qof shacab ah waxa ay ku dileen Maqaaxi ku taalla degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, sida ay ku soo waramayaan Goob joogayaal Halkaasi ka ag dhawaa. Ciidamada ...
Madaxwayne Xaaf” Deegaanada Galmudug Waxaan Ka saareenaa Alshabaab.
- Nov 16, 2017
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Xaaf, ayaa kulanka uu la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Galmudug, Waxuu Kala Hadlay Dagaalka Alshabaab. Madaxweyne Xaaf ...
Muqdisho Madaxda Galmudug oo wali Kulmin Si Khilaafka loo Xaliyo..
- Nov 16, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan Madaxda Ugu sareysa Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug ku Xigeenkiisa wasiiro iyo Xubnaha Barlamaanka. Madaxda Ayaa Muqdisho ku sugan dhoor isbuuc waxana Qaarkood u tageen sidii loo ...
Madaxwayne Xaaf oo La Kulmay Odayaasha Galmudug, Maxuu kala Hadlay Akhriso+Sawiro.
- Nov 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug axmed ducale gelle xaaf ayaa markale kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Galmudug. Kulanka ayaa ujeedkiisa ahaa in la taageero Maamulka Iyo xalinta Khilaafka madaxda Galmudug, sidoo ...

« Previous PageNext Page »