canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | Wararka Caalamka
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka Caalamka

Banaanbaxyo Looga soo Horjeedo Donald Trump oo ka socda Dalka Mareykanka..

Xili ay weli socoto xafladaha caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump oo maanta xilka loo dhaariyey ayey magaalada Caasimada ah ee Washington DC

Continue Reading »

Qeybta Wararka Caalamka

Sawiro Donald Trump oo Brack Obama kala wareegay Xilka Madaxweynaha Dalka Mareykanka..

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa maanta si rasmi ah u noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.Donald Trump ayaa xilka kala wareegaya madaxweyne

Continue Reading »

Wararka Caalamka Archives

Sawiro 75 Ruux oo ku dhimatay Daar dab Qabsaday oo ku soo Duntay Caasimada Dalka iiraan”
- Jan 20, 2017
Caasimadda dalka Iran ee Tehran ayaa waxaa maanta ka dhacday musiibo galaafatay nolosha 75 ruux, inta la ogyahay, oo u badan dab-damiyaal kaddib markii daar dheer oo 17 dabaq ah ...
Sawiro Madaxweyne Brack Obama oo Qabtay Shirkiisa Jaraa.id ee u danbeeyay Digniina u diray Donald Trump…
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey isaga oo Madaxweyne, waxa uuna shirkan jaraa'id uga hadlay arimo badan oo muhiim ah ay ku jirto waxii ...
Tareen ka tagay Dalka Chinaha oo Gaaray Dalka Ingariiska isagoo sida..
- Jan 19, 2017
Dowlada Shiinaha ayaa ku guuleesatay in markii ugu horeeyay Tareen nuuca xamuulka qaada ah oo ka tagay dalkeeda uu si toos ah u gaaro dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London ...
Sawiro 50 Ruux oo ku dhimatay Qarax ismiidaami oo ka dhacay Dalka Mali…
- Jan 19, 2017
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay, qaar kale oo badana wey ku dhaawacmeen weerar qarax baabuur loo adeegsaday oo lagu qaaday saldhig milatari oo ku yaala magaalada Gao ee ...
Madaxweynaha Ruushka oo ka Hadlay sirta ay Donald Trump ka hayaa iyo waxa ka jira.
- Jan 18, 2017
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka ay warbaahinta caalamka todobaadkan shaaciyeen ee ahaa in sirdoonka Ruushka ay sir ka hayaan Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald ...
Sawiro Qabashada ninkii ka Danbeeyay weerarka istanbul oo lala Qabtay Haweney Somali ah”
- Jan 18, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal xalay booliska Turkigu ku soo qabteen ninkii ka dambeeyay weerarkii habeenkii sanadka cusub lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla Istanbul. Duqa ...
Sawiro Weerarkii Turkiga Ninkii ka Danbeeyay oo Laqabtay Dowlada oo Faafaahisay..
- Jan 17, 2017
Ciidamada Amaanka ee Turkiga ayaa xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay ninkii ay baadi goobayeen labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ninkaasi oo ahaa kii fuliyey weerarkii lagu qaaday baar ku ...
Sawiro 35 Ruux oo ku dhintay Diyaarad Turkiga uu leeyahay oo Guri ku dul dhacday..
- Jan 16, 2017
Diyaarad Nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dul bur burtay caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek, waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay ...

« Previous PageNext Page »