Home Wararka Somaliya Addis Ababa: Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Caasimada Itoobiya:- Sawiro

Addis Ababa: Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Caasimada Itoobiya:- Sawiro

0

Madaxweynaha Soomaaliya & wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, isaga halkaas kaga qayb-galaya shirka Midowga Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shiddo iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale Magaalada Addis Ababa uga qeyb veli doona shirar ay yeelanayaan Urur Goboleedka IGAD iyo dalalka ku Midoobay Ururka Dhaqaalaha Bariga oo dhawaan aan ku biirnay.

Ad
Previous articleGaalkacyo: Dilka Ganacsade Ahmed Tahliil Rag ku eedeysan oo la qabtay
Next articleVilla Soomaaliya oo Qaaday Talaabo layaab leh Qaaday kadib Gaaritankii Xasan Shiikh adisababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here