puntland

Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,

nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii uu la gali rabay xaruunta Barlamaanka dalka Tunisia waxana lagu arkay

Continue Reading »

Qeybta puntland

Sawiro Amin Artis oo Sawir cajiib ah ka sameeyay Qaabka Wasiirada uga gudbayaan go.anka Xildhibaanada..

amiin caamir oo ah sawir sameeya ku cabira xaalada taagan ayaa sawir ka sameeyay qaabka wasiirada cusub kaga gudbayaan xildhibanaada kasoo horjeeda, muran xoogan ayaa

Continue Reading »

puntland Archives

Sawiro Haweenka Dalka Britain oo muujiyay Sida ay uga xunyihiin Weerarkii Xaruunta Barlamaanka…
- Mar 27, 2017
Haween badan oo Muslim ah ayaa isugu soo baxay iyaga oo gacmaha is heesta goobtii uu ka dhacay weerarkii gaariga iyo mindida loo adeegsaday ee isbuucii hore ka dhacay buundada ...
Sawiro Amin Arts oo Sawir ka Sameeyay Go.anka Jawaari ee Wasiirada Cusub kaga hor yimid…
- Mar 26, 2017
gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya ayaa ka hor yimid wasiirada Cusub taasi oo ku aadan in aan lagu saleen hanaanka qabiilka ee lagu heshiiyay, Amin arts ayaana aragtidiisa ku cabiray qaabka Prof jawaariga ...
Deg Deg Xiliga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Shaaciyay Goor Dhow…
- Mar 25, 2017
Baarlamaanka Maamul goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Glamudug ayaa isku raacay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.Kulanka Baarlamaanka ay ...
Sawiro Qarax Weyn oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho oo lala Damacsanaa…
- Mar 24, 2017
Qarax aad u weyn ayaa goor dhow abaarihii 1:30 daqiiqo duhurnimo waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.Daryanka qaraxan oo si weyn looga ...
Daawo Muuqaalka Doonta kasoo Baxeysa Dubai ee Dekada Hobyo ku soo wajahan…
- Mar 23, 2017
Dekada Dubia waxaa la filayaa in maanta ka baxdo Doon weyn oo sida qalab kala duwan oo ku socoda Magaalada Hobyo. Ganacsato kamid ah kuwa ku sugan Magaalada Dubai isla markana ...
Sawiro Xaruunta Barlamaanka Britain oo Toogasho ka dhacday Dhimashada oo Mareysa…
- Mar 22, 2017
Ugu yaraan labo ruux ayaa lagu dhaawacay rasaas ooda looga qaaday xarunta baarlamaanka Inriiska ee magaalada London, waxaana warar kala duwan ee iminka soo baxaya sheegayaan in la toogtay ninkii ...
Akhriso Raisal Wasaare ku Xigeenka Magacaaban iyo Taariikhdiisa oo kooban…
- Mar 22, 2017
Mudane Avv Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) waa Aabe leh xaas iyo 7 caruur ah. Waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1973, waxbarashadiisii hoose, dhexe, iyo Sare waxa uu ku ...
Dhageyso Sida loogu dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub iyo Magacyadooda oo dhameestiran…
- Mar 21, 2017
Xasan Kheyre ayaa maanta ugu danbeen ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Cusub ee Somalia. Wasiirada waxaa kasoo muuqday Xubno hore iyo kuwa kale oo cusub taasi oo keentay saameyn Xoogan. Hoolka magaacbida waxaa ...

« Previous PageNext Page »