Home Wararka Somaliya Jubbaland Jubaland oo Shaaciysay Jadwalka 16kii kursi ee u Danbaysay

Jubaland oo Shaaciysay Jadwalka 16kii kursi ee u Danbaysay

0

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) oo tixraacaya warqadda sumadeedu tahay GHDHF/56/2022 kana soo baxday guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal FEIT kuna taariikhaysnayd 13/04/2022 ayna ku cayimeen goob doorashada 2-Aad ee Jubbaland waxay shaaciyeaan jadwalka doorashada 16-ka kursi oo lagu qabanayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA OO DHAMEYSTIRAN

Ad
Previous articleMaamulka Gedo: Waxaan Garbahaarrey ku dooran doonno xildhibaannadii oo ay doorashada Garbahaarrey ka dhacayso,”
Next articleWararka ugu Danbeeyay ee kasoo kordhay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 15 April

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here