radiomudug24 xayisiin mudug24 source

galmudug

Dhageyso Caasimada galmudug ee Dhuusamareeb oo La Balaarijayo iyadoona Wadooyin Hor leh Laga Furay

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa Waxaa Socota Qorshe Lagu Balaarinayo Ka dib Hormar  dhanka Gacansiga ah oo Ku soo Batay Magaaladaas. Waxaa Lagu Soo

Continue Reading »

Qeybta galmudug

War Hada Ah Gaalkacyo oo lagu dilay Ganacsade Bashiir Goosato.

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay Ganacsasde Bashiir Goosato oo kamid ah Ganacsatada magaalada Sida aadka looga yaqaano kaasi oo dilka loo geestay Caawa, Xiliga dilka

Continue Reading »

galmudug Archives

Dhageyso Madaxweynaha Cusub ee Puntland” Golaha Iskaashiga Wuu Jirayaa Waxna Iskama Bedelin
- Jan 10, 2019
Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in iskaashiga Maamul goboleedyada uu dhigayo dastuurka, isagoo caddeeyay in aan waxba iska bedeli doonin Golihii Iskaashiga dowlad ...
Dadka Ku Nool Magaalada Galkacyo oo Lagu Sameenayo Tirakoob si Loo Adkeeyo Amniga Magaaladaas
- Jan 10, 2019
Duqa degmada Gaalkacyo Ee Puntland Yaasiin Cabdi Samad oo  la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in tiri koob lagu sameynayo shacabka iyo guryaha ku yaalla Magalada Gaalkacyo si loo xaqiijiya Amaanka ...
Madaxweyne Baasto oo Hambalyo Udiray Madaxweynaha Cusub ee Puntland
- Jan 9, 2019
Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadaado dhawaan Lagu doortay ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee puntland Siciid Dani. Qoraal ka soobaxay Axmed Baasto ayaa Hambalyo Loogu diray Madaxweyne Siciid Cabdullahi Dani.
Dhageyso Kulan Looga Hadlayay Tayeenta Ceelasha Biyaha ayaa Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb.
- Jan 9, 2019
Wasaaradda biyaha iyo tamarta Galmudug ayaa tababar lagu xoojinayo tayada ceelasha biyaha ee Goboladda Galmudug ku qabtay Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta Galmudug. Waxaa Tababarkaan ka qeyb Galay Wasiirka Wasaarada Tamarta Galmudug ...
Dhageyso Ciidamada Galmudug oo u Ruuqaansanaya Deegaano ay Gacanta Ku Hayaan Alshabaab, Xilli Ciidamada Dhiira gelin Loo sameeyay
- Jan 9, 2019
Ciidamada Qeybta 21aad ayaa baneyn doonna Xeryaha Qaar si ay ugu Ruuqaan sadaan Dhulka Cadawga Alshabaab ay Ku harsan yihiin. Xeryaha laga guuri doonno waa kuwo ku yaal Deegaanada Nabdoon waxaana ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geele xaaf oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee Puntland
- Jan 8, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug MudaneAxmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hambalyo u diray mudane Saciid Cabdulaahi Deni oo loo doortay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland 5 sano ee soo socota. Madaxweyne Xaaf ayaa ...
Deg Deg Qarax Lala Eegtay Wiil uu Dhalay Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
- Jan 8, 2019
Qarax lagu xiray gaari ayaa ka dhacay inta u dhaxeesa Boosh iyo Village ee degmada Hodon. Qaraxa Ayaa waxaa La sheegay in Gaari uu watay  Lagu Xiray wiil uu dhalay Senator ...
Taliska Qeybta 21aad oo Kormeeray Xerada Mashruuca ee Duleedka Caabudwaaq (Sawiro)
- Jan 8, 2019
Saraakiisha Taliska Qeybta 21aad oo uu Hugaaminayo S/Guuto Yuusuf Cabdilqaadir "Kaanti" Taliyaha Qeybta 21aad oo maalmahaanba wadey Kormeer uu ku ogaanayo Xaalada Ciidamada iyo Dardar galinta Howlgalada ka dhanka ah ...

« Previous PageNext Page »