radiomudug24 xayisiin mudug24 source

galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo Ka bad Baaday Qaraxyadii Ka Dhacay Dalka Kenya (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug ayaa Cambaareeyay Qaraxyo iyo Weeararo Manta lagula beegsaday Hotel Dusit ee Magaalada Nairobi. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax laga xumaado

Continue Reading »

Qeybta galmudug

Daawo Sawirada Ciidamada Puntland oo Burburiyay Guryo iyo Baraago Deegaano Dhaca Bariga Gobolka Mudug.

Bulashada Deer Miyiga ah ee Ku nool Deegaanka Cali Waal oo Qiyaastii 40Km Bariga Uga Began Gaalkacyo Ayaa Cabasho xoogan ka muujiyay dhibaatooyin joogto ah

Continue Reading »

galmudug Archives

Ciidamada galmudug oo u Ruuqaansaday Gooba ay Shabaab ku Sugan yihiin (Akhriso)
- Jan 14, 2019
Maamulka Galmudug ayaa diyaariyay ciidamo loogu talo galay howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab ee jooga deegaanada maamulkaasi. Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay inay weerar culus ay ku qaadi doonaan Al-shabaab, islamarkaana deegaanada ...
Daawo Ciidanka Galmudug oo Dhoolatus ku soo bandhigay Magaalada Dhuusomareeb.
- Jan 14, 2019
Ciidanka Galmudug ayaa magaalada Dhuusomareeb ku soo bandhigay dhoolotus xoogan kaasi oo salka ku hayo awooda ciidanka ee xiligan. Xaruunta Ciidanka ee 21 aad ee Dhuusomareeb ayay ciidanka iskugutageen waxana halkaasi ...
Dib u Habeen Lagu Sameenayo Dowlad Gobaleedka Galmudug” Ka dib Khilaafkii
- Jan 13, 2019
Waxaa la wadaa Qorshe dib loogu habeynayo ama loogu heshiisiinayo Maamulka Galmudug oo waqtiyadaan ay soo wajhaheen Khailaafyo dib u dhigey Horumarkii Galmudug.   Waxaa la wadaa in Sadex Bilood ka dib ...
Madaxweynaha Galmudug oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii ku Timid Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug (Sawiro)
- Jan 12, 2019
Madaxweyne Xaaf Oo ka tacsiyeeyay Geeridi ku timid Marxuum Xasan Caarad oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa ka ...
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Geeriyooday (Akhriso)
- Jan 12, 2019
Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka  Dowlad Goboleedka Galmudug. Xildhibaanka ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xassan Maxamed Axmed (Xasan Caarad),waxaana mas’uuliyiin ...
Galmudug isgaarsiinta Magaalada Dhuusomareeb oo la jaray iyo Warar kasoo baxayo.
- Jan 11, 2019
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay saaka Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb. Maamulka ayaa amar ku bixiyey in la jaro Isgaarsiinta ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Oo si Kulul Uga Hadlay siyaasada Dalka
- Jan 11, 2019
Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Kulan La qaatay Qaar Ka mid ah  dhalinyarada Muqdisho ayaa Ka Hadlay Siyaasada Maanta Halka ay Mareyso. Madaxweynihii Hore ee Dalka ayaa Ku ...
Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Oo kormeeray Xaruma Muhiim ah oo Galmudug Ka Tirsan
- Jan 11, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Kormeeray Xaruma Muhiim ah oo Ku yaala Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle  Xaaf aya Kormeeray Xarunta Dowlada Hoose iyo Xabsiga ...

« Previous PageNext Page »