radiomudug24 xayisiin mudug24 source

galmudug

Magaalada Gaalkacyo oo Xalay lagu Dilay Sarkaal Ciidan oo Lagu Magacaabo,,

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay halkaa lagu dilay sargaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland ee

Continue Reading »

Qeybta galmudug

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo la Kulmay Masuuliyiin Dowlada Ethiopia Akhriso Arimaha laga Hadlay Qaar,

Caasimada Dalka Ethiopia Waxaa Ku Sugan Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Wasiiro Galmudug ka Tirsan iyo Qaar kamid ah Xildhibaanada dowlada Federaalka Somalia, Cabdi kariin Ayaa

Continue Reading »

galmudug Archives

Daawo Qaadka Galmudug kasoo Daga ee La Gubay iyo Digniinta Puntland kasoo Yeertay,
- Nov 16, 2015
Shalay Waxaa Magaalada Burtinle lagu Gubay Qaad Sida la Sheegay kasoo Dagay Garoomada Galmudug Sida Garoonka Cadaado iyo Garoonka Gaalkacyo, Wararka Maanta Deegaankaasi ka imaanaya Ayaa Tilmaamaya in Ganacsatada Wali Qaadka ...
Dhageyso Masuul Puntland ka Tirsan oo Ku Wareeray Garoomada Gaalkacyo iyo Cadaado oo Qaadka kasoo Daga Degmada Burtinle Maanta lagu Qabtay isagoo iska Caytamaya,
- Nov 15, 2015
Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal maanta waxaa goob fagaare ah lagu gubay Jawaan iyo Bar qaad ah oo shalay Ciidamada Ammaanka Degmadaasi ay ku qabteen nin ganacsade ah oo reer ...
Daawo Muuqaalka Qudbadii Madaxweynaha Galmudug ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Cadaado iyo Fanaaniinta Galmudug oo ka Qeyb Galay,
- Nov 15, 2015
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleyd Waxa uu Maanta ka Qeyb Galay isla Markana Furay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Cadaado, Shirka Waxaa Maanta ka Qeyb Galay 150 Ergo oo laga ...
Madaxweynaha Galmudug oo Caawa Cadaado Gaaray isagoo Bari ka Qeyb Galidoona Shirka Hiigsiga oo Cadaado Ka Furmidoona,,
- Nov 15, 2015
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd iyo Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo Ayaa Caawa Gaaray Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG Galmudug, Wafdiga Madaxweynaha Ayaa Gaalkacyo kaga Baxay Safar Xaga Dhulka Ah Waxana ...
Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Goor Dhow Cadaado U Ambabaxay,,Xog Safarka,,
- Nov 14, 2015
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Mudda Bil ah ku sugnaa Magalada Gaalkacyo ayaa Gor Dhow ka ambabaxay Magalada isagoo ku sii jeeda Magalada cadaado ee xarunta Kmg Galmudug. Ujeedka ...
Deg Deg Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed iyo Ciidanka Puntland oo Gaalkacyo ka Socda Kuwaasi oo isku Heesta,,
- Nov 14, 2015
Ciidamada amaanka ee Puntland, kuna sugan Gaalkacyo iyo Maleeshiyo hubeysan oo ah kuwa beeleed ayaa saaka ku dagaalamay gudaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana markii ciidamada lagu weeraray geerash ay horay ...
Dhageyso Sarkaal Galmudug Ka Tirsan oo Ku Dhaartay La Wareegida Xarardheere ama Dhimasho Midkood isagoo ka Sheekeenaya Dagaalka Ka Dhacay,
- Nov 14, 2015
iyadoo Shalay lagu Dagaalamay Dhanka Koonfurta Galmudug Dagaal markii Hore ka Bilowday Dadka Deegaanka iyo uruka Shabaab Ayaa Markii Danbe Waxaa ku Biiray Ciidanka Galmudug oo Caaway Shacabka la Dagaalamay ...
Mudug24 oo Heshay Waqtiga Madaxweynaha Galmudug Ethiopia ku Wajahanyahay iyo Arimaha Safarka La Xiriira,,
- Nov 13, 2015
Warbaahinta Mudug24 Ayaa Baaris kadib Waxay Heshay Arimaha la Xiriira Safar Madaxweynaha Galmudug uu Dalka Ehiopia ku Tagidoono iyo Arimaha ugu Muhiimsan, Madaxweynaha Ayaa lagu Wadaa in 14 Bishan oo ku ...

« Previous PageNext Page »