galmudug

Daawo Cabdi Samad Galan iyo Hubka uu Wato Qaabka Ay ula Wareegeen Deegaano Hoostaga Boosaaso”

Ciidamo Taabacsan Hogaamiyaha Gadoodka ah ee Puntland u dhashay C/samad Maxamed Gallan ayaa la wareegay Degmada Carmo ee Gobolka Bari oo Fariisin Muhiim ah u

Continue Reading »

Qeybta galmudug

Dhageyso Cabdi Samad Galan oo Sheegay in Ciidankiisa isku Fidinayaan Waqooyiga Gobolka Bari isagoo Arin Adag ka Hadlay

gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari Ayaa Markale ka Hadlay Qorshaha Ciidankiisa ka Wadaan Waqooyiga Gobolka Bari Halkaasi uu ku Suganyahay, Galan oo Dhawaanahan Ciidan ku

Continue Reading »

galmudug Archives

Dhageyso Wasiirada iyo Barlamaanka Puntland oo la kala Saftay Madaxweynaha Puntland iyo Ku Xigeenkiisa oo Khilaaf Xoogan ka Dhex Taaganyahay”
- Jun 21, 2016
Qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Wasiirada maamulka Puntland ayaa lakala saftay Madaxweynaha Puntand Dr C/wali Maxmed Cali Gaas iyo ku-xigeenkii Abdulaahi Xaaji Cumar Camey oo isku khilafsan sida loo qeybsanaayo ...
Dhageyso Qalabka loogu Tala Galay Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo ee Baladweyne lagu Dhacay inta ay ka Koobanyihiin + Dadkii Dhacay oo la Sheegay”
- Jun 21, 2016
iyadoo Shalay Aan Baahinay Wararka ku aadan Qalab loogu Tala Galay Dhismaha Wadada Gaalkayco iyo Hobyo oo lagu Leexsaday Magaalada Baladweyne ayaa Hada Waxaa Soo Baxaya Qeylo dhaan ku Aadan ...
Qalab Loogu Tala Galay Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo Baladweyne Lagu Afduubtay”
- Jun 20, 2016
inkastoo Warar Gooni ah aysan kasoo Bixin Dhanka Gudiga Gob iyo Maamulka Galmudug Hada Warar Ayaa Sheegay in Baladweyne lagu Leexsaday Qalab loogu Tala Galay Wadada Gaalkayco iyo Hobyo, Qalabka Waxaa ...
Dagaalka Deegaanka Qeydaro Maxaa Sabab u ah in uu Dib Halkaasi uga Qarxo Xaalada Waa Sidee Xiligan”
- Jun 18, 2016
Iyadoo Dagaal Dib uga Qarxay Deegaanka Qeydaro Waxaa Dagaalkaasi uu Noqonayaa Mid Ku soo Laabtay Halkaasi. Dagaalka oo Dhacay Qadar Kooban Waxaa ka dhashay Qasaaro hase yeeshee Dadka Shacabka ayaa isweydiinaya ...
Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016
- Jun 17, 2016
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa ...
Dhageyso Doorashada Dalka Somalia oo laga Cabsi Qabo in Dib u Dhacdo”
- Jun 17, 2016
Waxaa soo baxaya walaac laga qabo in doorashada aqallada baarlamaanka iyo tan hoggaanka dalka ee Soomaaliya ay ku dhici doonto waqtigii loogu talagalay oo ah bilaha August iyo September ee ...
Dhagayso Maamulka Cadaado Oo Dalbaday in Loo Gurmado Naafada.
- Jun 16, 2016
Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulaahi c/raxmaan ayaa usheegay saxaafada in loo gudmado naafada ku nool magaalada cadaado ee xarunta ganacsiga galmudug. waxa uu sheegay in naafada ay xiligaan ay haysato dhibaatooyin kala duwan ...
Dad Loo Soo Qabtay Dil Shalay Muqdisho Loogu Geestay Masuul Ka Tirsan Dowlada.
- Jun 16, 2016
Maamulka Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Tiro dad ah oo lagu Tuhmayi Dilkii Allaha u Naxariistee Madaxii Kormeerka Degmooyinka Gobolka Banaadir C/llaahi Ibraahin Nuur in ay ka ...

« Previous PageNext Page »