radiomudug24 xayisiin mudug24 source

galmudug

Dhageyso Magaalada Galkacyo oo ay Ka dhacday Dhacdo La Yaab leh oo Lagu soo Bad baadiyay Shimbir lugta Gashatay Koronto

Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa Ka dhacday Dhacdo Cajiib ah iyadoona Dadka Magaalada ay sameeyeen Gurmad Gurmadka ay sameeyeen Dadka Galkacyo ku Nool ayaa

Continue Reading »

Qeybta galmudug

Dhageyso Shacabka ku Nool Deegaano Ka Tirsan Mudug oo Ka Cabanaya Ciidamada Puntland

Qaar Ka mid ah Shacabka Ku Nool Deegaanada Bare ee Gobalka Mudug ayaa Ka cabanaya Ciidamo Ka Tirsan gobalka Mudug. Dadka Deegaanka oo La Hadlay

Continue Reading »

galmudug Archives

Dhageyso isbitaalka Degmada Bandiiradley oo Lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo Bukaan Jiif ah.
- Jan 21, 2019
Munaasabad Xariga looga jarayay Qeybo lagu kordhiyay isbitaalka Degmadda Bandiiradley ayaa lagu qabtay Degmadaas. Hirgalinta mashruuca dhismaha isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay jaaliyadaha ka soo jeeda degmada iyo ururada maxaligaa. Masuuliyiin ...
Dhageyso Taariikhda Degmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud.
- Jan 20, 2019
Degmada Baxdo ee gobalka Galgaduud ayaa Ka Mid ah Degmooyinkii Ugu Dambeeyay ee Si Rasmi ah Uga Hanaqaaday Galgaduud. Taariikhdeeda Lama Soo Koobi Karo Maadaama ay Ka mid tahay Degmooyinka Faraha ...
Dhageyso Madaxweyne Baasto Maamulka Galmudug Waxuu diyaar u yahay La Shaqeynta Maamulka Puntland
- Jan 20, 2019
Axmed Maxamuud Xasan Baastoo Oo Dhawaan Xildhibaano katirsan Galmudug ay sheegeen inay udoorteen Madaxweyne ayaa Hambalyo Udiray Madaxweynaha Ladoortay Ee Puntland Siciid C/laahi Dani, shacabkuna ay La Shaqeeyaan Ahmed Baasto Madaxweynaha ...
Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay'adaha caalamiga ee ka hawl gala Soomaaliya; Waxaa kamida safiirada Germany, ...
Daawo Madaxweyne Xaaf oo Ka Qeyb Galay Aas Kenya Loogu sameeyay Mid ka ah Halgamayaasha Soomaaliyeed
- Jan 19, 2019
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Waxaa Lagu Aasay Allaha unaxariistee Maxamed Yusuf Muuro oo ka mid ahaa Halgamaayaasha Soomaaliyeed. Aaska Marxuumka Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan  Dowlada Fedraalka Soomaaliya ...
Dowladda Federaalku waxay xoojineysaa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada (Akhriso)
- Jan 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad caawa ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema saaray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan ...
Madaxweynaha Galmudug oo wali ku sugan Dalka Kenya oo shirar ku leeyahay.
- Jan 17, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku sugan Dalka kenya halkaasi uu dhawaan gaaray isagoo kulamo kula leh madax ka socota beesha caalamka uu kala hadlayo xaalada maamulka Galmudug. Madaxweyne ...
Dhageyso Wasiir Ku Xigeenka Howlaha Guud ee Galmudug oo Wax Laga xumaado ku Tilmaamay Tilaabadii xildhibaanada soomaaliya
- Jan 16, 2019
Axmed Cabdullahi Maxamuud Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud ee Galmudug sidoo Kale Horay Uga soo Mid ahaa xubnihii Sar sare ee maamulka Ahlusuna waljameeca, ayaa si Kulul Uga Hadlay ...

Next Page »