canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | faalo
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

faalo

Madaxweyne Guuleed oo boqolaal dad ah kula hadlay Garoonka Cabadulaahi Ciise Ee Gaalkacyo

Madaxweynaha Dawlaad gobaleedka Galmuudg Cabdi kariin Xuseen guuled oo maalintii labaad kusugan Magalada Gaalkacyo ayaa maanta ka qeyb galay isku soo bax lagu taageerayey imaashihiis

Continue Reading »

Qeybta faalo

Suuqa Westgate Mall oo labo Sano kadib dib loo furay iyo dad badan oo u dukaameesi tagay (Daawo Sawirada)

Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi ayaa mudo labo sano kadib maanta oo Sabti ah si rasmi ah albaabada loogu furay, waxaana Suuqa lagu

Continue Reading »

faalo Archives

Faahfaahin : Qasaaro Ka Dhashay Iska Hor Imaadyo Ka Dhacay Buulo Mareer iyo Gobweyn Shabeelada Hoose
- Jul 18, 2015
Labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan deegaanada Buulo Mareer iyo Golweyn ka dhacayay iska hor imaadyo kala gaar gaar ah oo ...
Waxba Kama Ogaan Kartid Muqdisho Adiga oo Aanan Banaanka Uga Bixin
- Jul 18, 2015
dadka Muqdisho ku nool ama soo booqda waxaa laga yaabaa in ay ku gaabsadaan ka warqabista xaafadaha magaalada iyo meelaha muhiimka ah, laakiin xaqiiqda waxa ay tahay in taasi aysan ...
Daawo Sida looga Ciiday Gaalkacyo Galmudug
- Jul 17, 2015
Magalada Gaalkacyo  Oo Ku Caan Baxday in dadka ku Nool Ay  Kala Ciidaan ayaa Maanta Mar kale waxaa ay la mid aheyd Ciidihii Hore Maadama Maanta dadka qaarkiisa ay sooman ...
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gedo
- Jul 12, 2015
Wararka ay Mudug24 ka helayso gobalka Gedo ayaa ku waramaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Ciidamo ka mid ah Itoobiya ayaa la sheegay in ...
Daawo Sawirada Mid kamid ah Raga ugu halista badan Dunida oo ka baxsaday Xabsi aad loo ilaaliyo uu kuyaala Mexico
- Jul 12, 2015
Mid kamid ah raga ugu halista badan Dunida Hogaamiyana u ah koox kana ganacsada Daroogada ayaa mar kale ka baxsaday xabsi aad oo ilaaliyo oo kuyaala dalka Mexico, waxaana socda ...
Puntland oo lumineyso Jubbaland iyo Shir ka furmaayo Magaalada Garoowe
- Jul 8, 2015
Maamulka Puntland ay qaab qaldan u adeegsaneyso Maamulka Jubbland iyada oo uga faa'iideysaneyso baahiyaheeda gaarka ah. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe halkaasi oo uu kulan gaar ah ...
Madaxweynaha Galmudug: “Qof ma guuleysan ee Reer Galmudug ayaa wada guuleystay”
- Jul 7, 2015
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Cabdi Kiriim Xuseen Guuleed ayaa ka  warbixiyay ujeeddada uu ugu tartamayay Madaxweynaha Maamulkaasi,waxyaabaha uu qabanayo iyo dhismaha Xukuumadda ay leedahay Galmudug iyo wax ka qabashada ...
Ururka Dhalinyarda Galmudug oo soo dhaweyey Madaxweyna cusub Ee Galmudugg
- Jul 7, 2015
Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Dawalada Galmudug Iimaan Jaamac Yuusuf oo u waramayey warbaahinta Hobyomedia online ayaa hambaly u diray Madaxweynaha Cusub Ee Cadaado lagu dooratay Sabtidii Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Waxa ...

« Previous PageNext Page »