canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | faalo
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

faalo

Yaa mas’uul ka ah bahdilaadda iyo xaqiraadda Gobolka Benaadir!

Sida laga warqabo waxaa muddooyinkaan danbe soo baxayay go’aamo lid ku ah xaqa iyo xuquuqda Gobolka Benaadir. Gobolka Benaadir wuxuu ka mid ahaa goboladii 8da

Continue Reading »

Qeybta faalo

Xog Muhiim ah Doorashada NOSOJ oo La sheegay In uu Khilaaf Ka Jiro.

Magaalada muqdisho waxaa maal mihii lasoo dhaafay ka jiray loolan adag oo lagu soo dooranayo xog-hayaha Nosoj iyo cida qabanaysa Waxaan jirta in suxufiyiin aad

Continue Reading »

faalo Archives

Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Galmudug GYN oo dhawan magacaabaya gudiga Doorashada gudoonka sare ee GYN
- Nov 20, 2015
Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Galmudug ee loo soo gaabsho (GYN) Cali Mahdi Elmi  Cotoosh oo hawlo shaqo u jooga Magalada Barasalis ee wadanak Biljamka waa uu sheegay in uu dhawaan magacaabayo ...
Xasuusta Jaalle Mohamed Siyaad Barre oo Maanta ku Beegan Xiliguu Dhacay 21October,,Akhriso Taariikhda,,
- Oct 21, 2015
Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la ...
Talo soo jeedin ku socota Madasha wada- tashiga qaranka Soomaaliyeed,,Dr. Khalif M. Duale,,
- Oct 19, 2015
Xisbiga hor-u-socodka ee shaqaalaha Soomaaliyeed (Somali Progressive Labor Party)  wuxuu talo ahaan u soo jeedinaya in maadaama Soomaaliya aysan ka dhici Karin ‘one man one vote) in doorashada 2016, lagu ...
Qoraal ku Socda Ciidamada Galmudug ee ku wajahan bariga Galgaduud iyo Madaxda Dowlada Galmudug
- Oct 6, 2015
ASC salaan ka dib waxaan shaki ka qabaa in la doonaayo in rag guryahooda jooga oo iska HURDO in loo shaqeeyo oo loo xoreeyo deegaanadoodii sida ceelbuur ceeldheer galhareeri galcad ...
Dowlada Galmudug ee Cabdi Kariin Xuseen Guleyd oo Sadax Bilood Jirsatay Maxaa u Qabsoomay Guul iyo Guul Daro ,,Warbixin Dheer,,
- Sep 26, 2015
Waxaa Naga Xigta 8 Maalin oo kaliya Markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd lagu Doortay Magaalada Cadaado ee Xaruunta ku Meel Gaarka Galmudug,, Xukuumada Galmudug oo ilaa iyo Xiligan Dhaafin ...
Ururka Suxufiyiinta Hiil-Reporter oo cambareyey Werarkii Hotel Jasiira
- Jul 28, 2015
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Soomaliyeed Ee Hiilreporter Wariye Bile Tahliil Elmi Bile Labis oo shir jaraaid ku qobtay xafiiskisa ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay bartilmaameedka ururuka Al-shabab ay ku hayaan ...
Sooyaalka Dilalka Dadka Rayidka ah ay u Geysato AMISOM 2014/2015
- Jul 22, 2015
Ciidamada nabad illaalinta AMISOM ee ku sugan magaalada Marka ee xarunta Shabeelada Hoose ayaa lagu soo waramayaa in ay toogasho ku dileen dad ka badan 10 qof oo rayid ah, ...
Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto
- Jul 20, 2015
Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada, iyo ...

Next Page »