radiomudug24 xayisiin mudug24 source

News By Tafaftiraha Galmudug

Dhageyso Alshabaab Oo Ku Qasbay Odayaasha Deeganada Caad Iyo Camaara Ee Gobalka Mudug In Ay Ilmahood Ku..
Ayadoo dhawan dagaalo culus oo u dhexeeya alshabaab iyo dadka deegaanka ay ka dhaceen deeganada caad iyo camaara oo dhaca koonfurta gobalka mudug hoostagana dagmada xarardheere ayaa waxaa soo baxaya ...
Galmudug Oo Ciidamo U Dirtay Deegaano Ay Ka Taagan Tahay Xiisad Dagaal
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilal salka ku hayay anooyin qabiil oo ka dhacay degaano ku dhaw degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha degmada Balanbale Jaamac Xayle Maxamed ayaa ...
Sawirro Mid Ka Mid Ah Nabadoonada Galmudug Oo Gaalkacyo Lagu Caleema Saaray
Magaaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad si heer saraa loosoo agaasimay laguna caleema saarayay mid ka mid ah nabadoonada galmudug . Xaflada Caleema saarka Nabadoonka Beesha ...
Askari Ka Tirsan Ciidanka Dawladda Oo Muqdisho Lagu Toogtay Xilli Uu…..
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, rag hubeysan ayaa maqribinimadii caawa waxa ay Waaxda Jamhuuriyada ee degmada Kaaraan gaar ahaan aagga Masjidka Turkiga ku ...
Dhageyso Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Guryaha Lagu Dhiso Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobalka Mudug?
Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa tan iyo markii uu dhacay heshiiskii nabadeed ee dhex maray galmudug iyo puntland ee uu garwadeenka ka ahaa taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ...
Dhageyso+Sawirro Kulan Looga Hadlayay Doorka Ay Haweenka Galmudug Ku Leeyihiin Nabadda Oo Dhusmareeb Lagu Qabtay
Haweenkaan Tiradoodu gaareyso 120, kana kala yimid Degmooyinka Gobolka Galgaduud ayaa tababarkaan looga furay Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna ku saabsan yahay sida Haweenku uga qeyb qaadan karaan Amniga ayna ula shaqayn ...
Sawirro Dhalinyarada Dagmada Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland Oo Si Wadajir Ah U Fuliyay Olale Nadaafadeed
Dhalinyarada  Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland Ayaa Kulan Nadaafadeed Si wada jir ah uga Bilaabay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug. Inkabadan 200 oo dhalinyarada Labada Gabi ah ka kala ...
Sawirro+Cod Isbitaalka Guud Ee Magaalada Gaalkacyo Oo La Gaarsiiyay Dhaawacyo Ku Waxyeeloobay Qarax Ka Dhacay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada
Qaraxaan miino ayaa ka dhacay xero barakac oo ku taala duleedka waqooyi ee magaalada gaalkacyo oo lagu magacaabo kaam salaama waxaana uu ka dhashay miino ay gar garaaceen caruur ku ...
Dagaalkii Ugu Qaraaraa Oo Ciidanka Kenya Iyo Alshabaab Ku Dhex Maray Gobalka Gedo Iyo Warar Sheegaya….
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaal u dhaxeeyay Ciidanka la dagaalanka Argagixisada dalka Kenya iyo xoogaga ururka Al-shabaab, kaasi oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Gobolka Gedo. Dagaalkan ...
Alshabaab Oo Hubkii Ugu Badnaa Kala Soo Dagay Dagmada Xarardheere Ee Gobalka Mudug Iyo halka Hubkaasi Laga Keenay Oo La Ogaaday
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Ururka Alshabaab ee ka taliya degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa 16 bishan waxa ay saanad ciidan kala dageen dekadda macmalka ah ee ...

Next Page »