News By Tafatiraha Muqdisho

Madaxweyne farmaajo oo Maanta Dhagax Dhigaya Wadooyinka Gala Labada Shabelle
Dowladda Somaliya Ayaa Saakay Dhagax Dhigaysa Wadooyinka xiriiiriya Muqdisho iyo Afgooye, Muqdisho iyo Jowhar Si Dib udhis Loogu Sameeyo. Dhismaha Labadaan Waddo ayaa Waxa horay Ubalan Qaaday Dowladda Qadar. Qatar Oo Iminka ...
Dhageyso Go’aanka Dowlada Ay soo saartay Kana kooban Dhowr Qodob
Dowlada Soomaaliya ayaa Go"aan Lama Filaan ah Ka Qaadatay Go"aankii Dowlada Soomaaliya ay Ka qaadatay Xariirka Soomaaliya. Go"aanka Dowlada Soomaaliya ka soobaxay Waxaa Laga Akhriyay Warbaahinta Qaranka. Halkaan Ka Dhageyso. [audio m4a="http://mudug24.com/wp-content/uploads/2019/02/default7-3.m4a"][/audio]  
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo Ka jawaabtay Go”aankii Dowlada Kenya (Akhriso)
Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii dowladda Kenya ee muranka Badda, iyp Go"aankii Safiirka Soomaaliya Wadankaas Looga soo Eryay Wasaaradda arimaha dibadda ayaa Cambaareysay waxayna sheegtay in ay ka xuntahay go'aanka ...
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo si Kulul Uga Hadlay Go”aankii Dowlada Kenya ay Ka qaadatay Safiirkii Soomaaliya ee kenya
Tan iyo markii Dowladda Kenya ay ku dhaqaaqday go’aanka ka dhankaah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa  soo badanaya dadka siyaabaha kala duwan uga hadlaya xiisadadiblumaasiyadeed ee u dhaxeysa Soomaalia iyo ...
(Akhriso) Qaar ka Mid Xisbiyada Dalka oo War ka soo saaray Go”aankii Dowlada Kenya ay Ka Qaadatay Soomaaliya
Qaar Ka Mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka ayaa war Ka soo saaray Go"aankii Dowlada Kenya ay Dalkooda uga soo Ceerisay Safiirkii Soomaaliya ufadhiyay Kenya. Xisbiyada Kala ah Wadajir, Himilo Qaran, ...
Faah Faahin Qarax Lala Eegtay Ciidamada AMISOM iyagoona Ka dib Dhaawac u geystay Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo miino oo maanta ka dhacay isgooska Ex-kontorool Balcad ee Magaalada Muqdisho. Labo qarax ayaa la sheegay in lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ...
Dhageyso Shacabka Muqdisho oo ka Hadlay Sida ay u arkaan Go’aanka Dowlada Kenya ay ku soo Ceerisay safiirka soomaaliya
Dadka kunool Magaalada Muqdiso aya waxa ay arrgtiyo kala ka dhiibteen Go’aankii dowlada Kenya ku amartay in Safiirka Soomaaliya u joogay dalkaasi dib loogu soo celiyo Muqdisho. Waxa dadka kunool Muqdisho ...
Shir Deg Deg oo Madaxtooyada Soomaaliya uga Socda Madaxda Qaranka Ka dib Ceerintii Tarsan
BREAKING: Kulan deg deg ah oo Albaabada u xiranyihiin ayaa hadda waxa uu madaxtooyada Villa somalia uga socdaa Madaxda dalka ugu sarreysa kaasi oo looga arinsanaayo jawaabta ugu habboon ee ...
Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Arimaha Istiraatiijiyada iyo Wacya gelinta qaran oo maanta Ka Furmay muqdisho (Sawiro)
Shirka Heerka Sare ee Deeq bixiyaasha iyo Taageerada istaraatiijiyada Wacyigelinta Qaranka, ayaa Goor dhaw Ka Furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Shirkaan Waxaa Ka Qeyb Galay Wasiiro Ka Tirsan Soomaaliya, Maamul ...
Safiirka soomaaliya u fadhiyay Dalka Kenya oo Maanta Dalka dib Ugu soo Laabtay Ka dib Markii Wadankaas Laga soo eryay
Safiirkii Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Tarsan ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay inuu degdeg dalkeeda uga baxo. Diyaaradda siday ...

« Previous PageNext Page »