News By Tafatiraha Muqdisho

Deg Deg Weriyihii Universal ee Degmada Caabudwaaq oo Geeriyooday
Wariye Mahad Xasan Diini Oo Katirsanaa Wariyaasha TV.ga  Universal  ayaa La soo Sheegayaa in uu Geeriyooday. Allaha unaxariistee Mahad Xasan Diini ayaa Universal uga soo Waramayay Magaalada Cabuudwaaq Ee Gobolka Galgaduud Ehelada ...
Wasiirka Arimaha dibada ee kenya oo Booqasho Ku imaan Doonta Muqdisho, Ka dib Khilaafkii Soo Kordhay
Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su'aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda ...
Dowlada Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ka Furaysa Shir Ku Saabsan Dib u Heshiisiinta Qarnka
Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho Ku Qabanaysa, Shir Ku Saabsan Dib u Heshiisiinta Qaran, Waxaana Shirkaan Ka Qeyb gelaya islamarkaana Furaya Ra"isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Shirkaan Waxaa ...
Dhageyso Saxafiyiinta Muqdisho oo Si kulul u Eedeeyay Xab dhaqanka Madaxda Dowlada Soomaaliya
Cabashada Ka dhanka ah Madaxtooyada Soomaaliya oo ay Kaga Cabanayaan Suxufiyiinta Muqdisho ayaa Ku soo Aaday Waqti Xasaasi ah una Baahan Jawaab Deg Deg ah. Subax Hore ee Saaka ayaa Lagu ...
Maamulka puntland oo Albaabada isugu Dhuftay Xaruntii Xisbiga Wadajir ee Garoowe
Maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhuftay xarun cusub oo Xisbiga Wadajir ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur dhowaan ka furtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Sidoo kale Puntland waxay amar ku bixisay in xisbiyada ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo La Kulmay Wasiirrada arrimaha dibadda, Ganacsiga Iyo Maaliyadda Ee Sucuudiga
Ra'iisul Wasaree ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaanada xoolaha, xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul Wasaaraha iyo mas'uuliyiin kale ...
Dhageyso Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar Iyo Afgooye
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho iyo magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye ee maamul gobaleedyada Hir-shabeelle iyo Koonfur ...
Madaxweynihii Hore ee soomaaliya oo Dowlada soomaaliya ku Taageeray Go”ankii ku Jawaabtay
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo War Ka soo Saaray Khilaafka Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO Anigoo ka ambaqaadaya Warsaxaafaddeed uu Xisbiga UPD kasoo saaray muranka Diplomaasiyaddeed ee soo kala dhex ...
(Akhriso) Xisbiga madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo War kasoo saaray Arinta Soomaaliya iyo Kenya
Xisbiga siyaasadeed ee uu Gudoomiyaha Ka Yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maanta soo saaray Go"aan Cusub. Mawqifka Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka ee ku aadan muranka diplomaasiyadeed ...
Xisbiga Wadajir oo War ka soo Saaray Mowqufkii Dowlada Dhaxe ay Qaadatay (Akhriso)
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa war saxaafadeed ka soo saaray khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo Xisbiga uu taageeray mowqifka dowladda Soomaaliya ka ...

« Previous PageNext Page »