Home Wararka Somaliya Generaal Indhacade iyo Saraakii kale oo laga soo badbaadiyay Weerarka Hotel Afrik

Generaal Indhacade iyo Saraakii kale oo laga soo badbaadiyay Weerarka Hotel Afrik

0

Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Saraakiil Ciidan iyo ganasato kasoo badbaadiyay Qaraxa ka dhacay Hoteelka Afrika ee Muqdisho.

Saraakiisha Ciidan ee laga soo badbaadiyay waxaa ka mid ah Generaal Indhacade, Labo Afle iyo Xuseen Goley oo ah Milkilaha hoteelka.

Waxaa Ciidanka sidoo kale ay kasoo badbaadiyeen hoteelka Odayaal la sheegay in uu shir uga socday goobta.

Wali waxaa laga maqlaya gudaha hoteelka rasaas xoog leh.

Ad
Previous articleWararkii ugu danbeeyay dabley gudaha u gashay Hoteel Afrik ee magaalada Muqdisho
Next articleKooxda Shabaab oo ka hadashey Weerarka lagu qaaday Hoteel Afrik

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here