Home Wararka Maanta Roobab lagu Diirsaday oo Xalay Ka Da,ay Qaybo Ka Mid ah Deegaanada...

Roobab lagu Diirsaday oo Xalay Ka Da,ay Qaybo Ka Mid ah Deegaanada Galmudug(Sawiro)

0

Degmooyinka Matabaan, Guriceel iyo Magaaladda Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug oo ay ka curteen Roobka Xilliga Dayrta.

Degmadda Matabaan waxaa ka da’ay Roob socday Saacado badan oo Xiriir ah, waxaana buuxsamay Balliga weyn ee Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan, sidoo kale waxa Biyaha Roobku sababeen in uu istaago dhaqdhaqaaqa Bulshadda madaama Wadooyinka Degmadda ay Biyo Xireen.

Sidoo kale Degmadda Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa caawa ka da;aya roobab lagu diirsay, halka Magaaladda Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug iyo deegaanada hoos yimaada ka da’ayeen Galabta iillaa cawa fiidkii hore Roobab lagu qaboowsaday.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Dalka Uganda oo Soo Saaray Qoraal ka Caraysiiyay Soomaaliland
Next articleXaawo Cismaan Cabdi oo lagu helay inay la shaqaynaysay Al-Shabbaab oo Xukun Adag lagu Riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here