Home galmudug Injineer Caan ah Oo Isku Soo Sharaxay Ku xigeenka 1 aad Ee...

Injineer Caan ah Oo Isku Soo Sharaxay Ku xigeenka 1 aad Ee Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug

0

Musharax Ku xigeenka 1 aad Ee Duqa Degmada Galkacyo Galmudug Eng Maxamed Cabdi Cilmi.

Eng Maxamed Cabdi Cilmi Waa Aqoon Yahan Ku Taqasusay Horumarinta Dowladaha Hoose.

Waxaa Uu Tababaro La Xiriira Dowladaha Hoose U Aaday Dalal Ay ka Mid Yihiin Ethiopia,Kenya iyo Djabuuti.

Waxaa Kaloo Uu Ka Mid Ah Golayaashii Deegaanka Degmada Galkacyo Ee Ugu Horeyay iyo Dadkii Lagu Bilaabay.

Eng Maxamed Cabdi Cilmi Waxay Reer Galkacyo Ku Xasuustaan Ka Qeybqaadashada Horumarka Gobolka Mudug Gaar Ahaan Degmada Galkacyo.

Waa Injineerka Sameeyay Jidadka Waa Weyn Ee Magaalada Dhexmara, Sidoo Kale Waxaa Dadka Ku Xasuustaan In Magaalada Galkacyo Uu Ahaa Shaqsigii Ka Taagay Leerarka Cadceeda Ku Shaqeeya Ee Loo Yaqaan Solarka.

CILMI IYO CAAFIMAAD

1. Xoojinta Amniga
2. Cadaalad iyo Maamul Wanaag
3. Kobcinta Dhaqaalaha
4. Horumarinta Caafimaadka

“#Fadlan Siiya Codkiina Si Biri Aad U Gaartaan Mustaqbal Wanaagsan”

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here