Home Wararka Somaliya Faahfaahin: Wararkii Ugu Danbeeyey ee Shirka Golaha Wadatashi Qaran iyo Mucaardladka Oo...

Faahfaahin: Wararkii Ugu Danbeeyey ee Shirka Golaha Wadatashi Qaran iyo Mucaardladka Oo Goordhow Soo Dhamaaday

0

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo Midowga Musharaxiinta ayaa goordhow soo dhamaaday, iyadoo inta badan soo jeedintii Musharaxiinta la qaatay, inta aan ka aheyn qodobka odayaasha 135-ta iyo Amniga oo la isku mari waayay.

Qodobka odayaasha 135-ta ayaa meel dhexe la isugu yimid, iyadoo la isku fahmay in la qaato odayaasha dhaqanka soo jireenka ee la aqoonsan yahay.

Sidoo kale qodobkii Amniga ahaa ayaa weli la isla meel dhigin, iyadoo loo deynayo Golaha.

Arrinta ku saabsan kuraasta lagu muransan yahay ee ay dalbadeen Midowga Musharaxiinta ayaa loo deynayaa inay go’aan ka soo gaaraan Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddiyada doorashada.

Ad
Previous articleDeg Deg Dagaal ayaa Markale Ka Qarxay Gudaha Degmada Guriceel
Next articleMaamulka Gobalka Banaadir oo diiday in Banaanbax Lagu qabto Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here