Home Wararka Somaliya Xog ku saabsan Qodobada ay ku Heshiiyeen Farmaajo iyo Rooble

Xog ku saabsan Qodobada ay ku Heshiiyeen Farmaajo iyo Rooble

0

Shirka Madaxtooyada iyo Xog Muhiim ah oo ku saabsan Taliyaal La kala bedelay iyo Mudug24 oo Xog muhiim ah Heshay

ila Muhiim ah ayaa Goor dhaw ii xaqeejiyay in La isku raacay Tilaaba muhiim ah oo Rooble muujinaysa inuu ka awood badiyay Farmaajo.

Taliyaha Boliiska Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Lagu wadaa in Loo magacaabo sidaasna looga qaado Xilka Taliye Xijaar.

Taliyaha Cusub ee NISA waxaa Loo wadaa Sarkaal Lagu soo Koobay Magaciisa Cabaas, Yaasiin fareyna waxuu sii ahaana Nabad sugida gobalka.

Wasaaradda Amniga Somaliya waxaa Wasiir ka sii Noqonaya Cabdullahi Maxamed Nuur, waxaana sidaas ku sabraya Wasiir xundubey

Kiiska ikraan Tahliil Faaraxna waxaa Lagu heshiiyay in Faraha Looga qaado Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo aanan Lagu faragalin.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa dalbaday in Fahad Loo ogolaado inuu sii ahaado La Taliyaha Amniga Farmaajo.

Ad
Previous articleShirkii Farmaajo iyo Rooble oo Laga saaray Qoor Qoor iyo Laftagareen
Next articleHogaamiyaashii Ahlusuna oo Gaaray Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here