Home Wararka Maanta Garsoore loo heysto Xatooyo Xoolo Dad Wayne oo la soo taagay Maxkamada...

Garsoore loo heysto Xatooyo Xoolo Dad Wayne oo la soo taagay Maxkamada G/Banaadir

0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Garsoore ku eedeysan Musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.

Gassoorahan ayaa la sheegay inuu ahaa guddoomiyaha Maxkamada degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Dowlada Soomaaliya ayaa mudooyinkan waday olole xoogan oo ka dhan ah musuqa ka jira qaar ka mkd ah heyadaha DF, waxaa loo xiray masuuliyiin dhowr ah, halka kuwo kalena ay baxsadeen iyagoo ka cabsi qaba in dacwado lagu soo oogo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA QARANKA..

Ad
Previous articleWeerar gaari lagu jiirsiyey dad Israaliyiin ah oo ka dhacay Tel Aviv (Sawirro)
Next articleCambar boqollaal kun oo doollar lagu qiimeeyay oo laga helay caloosha nibiri dhintay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here