Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashada Galmudug oo Maanta dhacaysa iyo Khudbadihii oo Bilaawday

Doorashada Galmudug oo Maanta dhacaysa iyo Khudbadihii oo Bilaawday

0

Waxaa Manata Galmudug gaar ahaan Dhuusamareeb ka dhacaysa Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare ee Galmudug ku Harsanaa, waxaana Ka mid ah Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Kursigiisa.

Khudbadaha Musharaxiinta Ayaa Hadda soconaya waxaana La guda galayaa Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare.

Si gaar ah ayaana Isha Loogu hayaa cida Soo bixi karta Maadaama Cabdi Qeybdiid Kursigiisa si gaar ah Isha Loogu hayo

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble iyo Sheikh Shariif oo Kulan gaar ah yeeshay (Sawiro)
Next articleGuddiga Doorashada Galmudug oo ku sugan Hoolka Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here