Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Gaaray Magaalada Xudur iyo laftagareen oo asna...

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Gaaray Magaalada Xudur iyo laftagareen oo asna Ku wajahan

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray magalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudur ku soo dhoweeyay wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed. Sidoo kale waxaa soo dhoweynta qeyb ka ahaa maamulka gobolka Bokool iyo kan degamadda. Safarka Guddoomiyaha ayaa ujeedkiisu yahay sidii Koonfur Galbeed loogu bilaabi lahaa dagaalka dalka looga ciribtirayo kooxda Alshabaab.

Safarkaan ayaana Hordhac u ah Safar Madaxweyne Xasan shiikh ku Gaari Doono Magaalda Xudur Galinka Danbe ee Galabtay.

Ad
Previous articleMadaxda Mucaaradka Oo Digniin Culus u Diray Madaxweyne Xasan Shiikh
Next articleWar Deg Deg ah: Dowlada Soomaaliya oo Maamul Goboleed u aqoonsatay SSC-KHAATUMO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here