Home wararka Dalka Raisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo galabta ka ambabaxay dalka

Raisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo galabta ka ambabaxay dalka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka dhoofay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Khayre iyo wafdigiisa ayaa ku wajahan Magaalada Paris ee dalka France halkaasoo uu uga qayb galayo shirka madasha Nabadda Paris sida ay sheegtay warbaahinta dowlada.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan cadde ku sii sagootiyey Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan goleyaasha dowlada iyo xubno kale.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here