Home Wararka Somaliya Somaliland Waa sidee maanta xaaladda Laascaanood ka dib dagaalkii qaraaraa ee shalay ka...

Waa sidee maanta xaaladda Laascaanood ka dib dagaalkii qaraaraa ee shalay ka dhacay?

0

Maanta waxaa deggan xaaladda magaalada Laascaanood ka dib dagaalkii qaraaraa ee shalay ka dhacay magaaladaasi oo dhowaanaanba uu iska hor imaad ku dhex marayay Ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka oo ka soo horjeeda Somaliland.

Wararka aanu ka heleyno ilo wareedyo ku sugan magaalada ayaa tibaaxaya in ciidanka Somaliland ay ka durkeen goobihii ay Laascaanood ka joogeen.

Shalay ayaa Ciidamada Soomaaliland Dagaal Qaraar kadib looga Saaray Saldhigii ugu waynaa waxaa Sidoo kale laga Qabsaday Taangiyo iyo Tikniko kale.

Ad
Previous articleSoomaaliland oo Isaga Baxday Guud Ahaan Difaacyadii iyo Saldhigyadii aaga Tukaraq iyo SSC oo la Wareegtay
Next articleIsmarin waa ka dhex taagaan waddamada G20 ka dib markii Shiinaha uu diiday in uu cambaareeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here