Home Wararka Maanta Nabadoon Cali jeesto oo ka Horyimid Go,aankii Gudiga Xalinta Khilaafadka ee Hop067...

Nabadoon Cali jeesto oo ka Horyimid Go,aankii Gudiga Xalinta Khilaafadka ee Hop067 ee Degaan Dorashadiisu ahayd Galmudug

0

Nabadoon Cali Jeesto ayaa diiday go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka uu ku ansixiyay kursiga HOP067, waxaana uu Nabadoonku caddeeyay in aanay aqbali doonin gefka Guddiga ka soo baxay,.

 

sidoo kale waxaa uu sheegay in Dowlad Goboleedka Galmudug aysan xaq u laheyn inuu soo magacaabo oday dhaqameed aan jirin ee loo sameystay in lagu boobo doorashada.

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo Caawa ka qeyb galay Kulan casha ah oo Madaxweyne Geelle u sameeyay Madaxda Shirka Jabuuti (Sawiro)
Next articleDowladda Germany ayaa 12 milyan oo Yuuro ugu deeqday Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here