Home wararka Dalka Dhageyso Cumar Filish oo shacabka Muqdisho u sameeyay Balan qaad

Dhageyso Cumar Filish oo shacabka Muqdisho u sameeyay Balan qaad

0

Iyada oo Maanta roob saameeyay isku socodka dadka iyo gaadiidka uu ka da’ay magaalada muqdisho ayaa guddoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed( Filish) waxa uu sheegay in ay wax kaqabanayaan goobaha biyaha ay fadhiistaan ee ku yaalla laamiyada lad hisay ee Gobolkan Banaadir.

Waxa uu sheegay gudoomiyaha in ay sameynayaan bulaacado biyaha kaqaada laamiyada si ay magaalada u noqato mid nadiif ah oo shacabka iyo gaadiidka isku socodkooda uusan hakad ugu imaan sida Maanta dhacday.

 

Waxaa hadalkiisa uu intaas kudaray guddoomiyaha in ay dhisayaan dhamaan wadooyinka kala duwan ee Caasimadda ee aan wali ladhisin si loo helo laamiyo nadiif ah oo aan bur bursaneyn.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here