Home galmudug Gudiga doorashada Qaranka oo xaruun ka furanaya Galmudug (Sawiro)

Gudiga doorashada Qaranka oo xaruun ka furanaya Galmudug (Sawiro)

0

Madaxa Xukumadda Galmudug  Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magalada Dhuusamareb ka Dhagax-dhigay Dhismaha ay ku shaqeyn doonaan Guddiga Madaxa bannaan Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya qeybta Galmudug

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Galmudug Cabdi Risaaq Diiriye Warsame ayaa Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan uga mahad celiyay sida uu Guddiga ugu suurta galiyay in Guddiga Doorashooyinka ay heleen dhul uu leeyahay.

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa umahad celiyay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil sida ay ugu taagan tahay u adeega Bulshada Soomaaliyeed.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here