Home wararka Dalka Waqtiga uu Furmayo Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Waqtiga uu Furmayo Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

0

Qoraal kasoo baxay Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in maalinta arbacada ah oo taariikhdu ku beegan tahay 9-ka bisha October ee sanadkan uu furmayo kalfadgiga 6-aad ee golaha shacabka.

Gudoonka Golaha shacabka ayaana ka codsaday Xildhibaanada dalka dibadiisa iyo gobolada ku maqan in ay magaalada Muqdisho yimaadaan kahor 9-ka bishan si ay usoo xaadiraan furitaanka kalfadhiga.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here