Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Khilaafka...

Ra”isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Khilaafka Madaxda iyo Colaada Galmudug

0

Ra”isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre Ayaa si Kulul uga Hadlay Khilaafka u dhaxeeyay Madaxda Sare ee Dalka oo in Mudda ah Soo jiitamayay.

Khayre Ayaa yiri ” waa nasiib daro in Xilligaan Madaxdu is qaba qabsi dhexmaro Iyadoo dalka Laga sugayo doorasho

Xasan Cali Khayre Ayaa Sheegay in Beesha Caalamka ay taaganyahay xiligii ay ka quusan laheed Soomaaliya, Laakiin Loo baahanyahay in Laga fikiro Hormarka Wadanka.

” sidoo kale Khayre Ayaa ka Hadlay Colaad Galmudug ka dhextaagan, waxuuna nasiib daro ku tilmaamay Colaada Ahlusuna iyo Madaxda Galmudug.

Waxuu ugu Baaqay Madaxda Galmudug iyo Ahlusuna in ay Joojiyaan Colaada Sukeeya Islamarkaana Xilligaan aan Loo baahneen Khilaaf iyo Colaada Sukeeya.

 

Ad
Previous articleGudoomiye Cumar Finish oo la Kulmay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Somaliya
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here