Home galmudug Musharax Kamaal Guutaale oo la kulmay Shiikh Maxamed Shaakir (Sawiro)

Musharax Kamaal Guutaale oo la kulmay Shiikh Maxamed Shaakir (Sawiro)

0

Musharax Madaxweyne Galmudug Kamaal Daahir Xasan Guutaale ayaa Saakay Xafiiskiisa kusoo booqday Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa Musharaxa uga warbixiyay Xaalada Guud ee Galmudug iyo Hormarka ay gaartay Galmudug.

Musharax Kamaal Guutaale ayaa dhankiisa Shiikh Shaakir uga Waramay Olalihiisa Doorashada Galmudug ee dhawaan la filayo in ay dhacdo Dhuusomareeb.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here